Wararka

Taalibaan oo Turkiga ka codsatay inay u maamulaan garoonka diyaaradaha ee Kabul

0
Kooxda Taalibaan ayaa weydiisatay Turkiga kaalmo farsamo si ay u maamulaan garoonka diyaaradaha ee Kabul kadib marka ay baxaan ciidamada shisheeye, laakiin Taalibaan ayaa...

Madaxaweynaha dawlad goboledka Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo madaxa hay’ada qaramada midoobey UNFPA Mr....

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliso Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa...

Congress-ka oo Biden ku cadaadinaya in suxufiyiin laga soo qaado Afghanistan

0
Xubno ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa Arbacadii ku cadaadiyay Madaxweyne Joe Biden inuu boqolaal qof oo xiriir wada-shaqeyn ah la leh Wakaaladda Warbaahinta Caalamiga...

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay gudiyada hirgalinta Doorashooyinka

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xalay kulan la qaatay guddiyada hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed iyo heer Federaal, guddiga Xalinta...

Waaxda dalxiiska ee bariga Afrika ayaa warbixin kasoo saartay dhaqaale xumo iyo khasaare...

0
Qeybta dalxiiska ee Bariga Afrika ayaa lumisay in ka badan $ 4.8 bilyan iyo 2 milyan oo shaqooyin ah sannadka 2020 iyada oo ay...

wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha oo si rasmi ah u daah-furtay xog kaydiyaha Ganacsiga Soomaliya

0
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furtay Xog-keydiyaha Ganacsiga Soomaaliya oo ah Website casri ah(www.stip.gov.so) oo lagu soo uruuriyey...

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug oo kulan la qaatay wakiilka Soomaliya ee Haya’adda UNCHR

0
Madaxweynaha Dowladda gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Muqdishu kulan kula qaatay madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR...

Madaxweynaha JFS oo Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Dalka Saambiya

0
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dhowaan la doortay ee Dalka Saambiya mudane Hichilema oo lagu caleemo...

Wasiirrka gargaarka XFS oo sagootisay madaxii WFP ee Soomaaliya +Sawirro

0
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta masiibooyinka XJFS oo munaasabad sagootin ah u sameeysay madaxii WFP, Cesar Arroyo oo uu waqtiga ka dhammaaday. Munaasabaddii sagootinta Mr; Arroyo...

Bannaanbax looga horjeeday argagixisada Al-Shabaab oo ka dhacay Gaalkacyo

0
Banaanbax looga soo horjeeday argagixisada Al-Shabaab,ayaa maanta ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Banaanbaxaan  oo ay soo abaabuleen Maamulka Magaalada,waxaa ka qeyb galay...