Wararka

Dilkii Madaxweynihii hore ee Heyti oo loo xiray Dhaqtar muhiim ah

0
Booliska Heyti ayaa sheegay inay xireen dhaqtar ay rumeysan yihiin inuu yahay eedeysane muhiim ah oo la tilmaamay in uu ka dambeeyay abaabulka dilkii...

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed guusha uu xisbigiisa ka gaaray doorashooyinkii baarlamanka ee dalkaas...

Ra’iisul wasaare Rooble oo Moqdisho dib ugu soo laabtay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Muqdisho dib igu soo laabtay ka dib socdaal afar cisho qaatay oo uu ku...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Buulo-barde.

0
Taliyaha Ciidanka Xoga dalka Genaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray dagmada Buulo-burde. Waxaa garoonka ku soo dhaweeyay Taliye Odowaa Taliyaha Qeybta 27 General Axmed...

Dawladda Qatar oo si kulul u cambaaraysay weerarkii lagu qaaday Taliyaha Guud ee Booliska...

0
Dawladda Qatar ayaa si kulul u cambaaraysay falkii argagaxisanimo oo lala eegtay kolonyadii uu la socday Taliyaha Guud ee Booliska Gobolka Banaadir , kaasoo...

Xoghayaha guud ee gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Safiirka dalka Qatar

0
Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xiireey Axmed Roble ayaa ku booqday Xarunta Safaaradda Qatar ay ku leedahay Caasimadda Muqdisho Danjire Hassan Hamza...

Weerar Lagu Dilay Dad Shacab ah Ayaa ka dhacay Duleedka Deegaanka Saax-qurun

0
Weerar Lagu dilay dad Shacab ah Ayaa ka dhacay duleedka deegaanka Saax-qurun oo dhacda galbeedka Galkacyo ee Gobolka Mudug. Weerarkaasi xalay saqdhexe dableyda hubeysani ee...

Tahriibayaal ku geeriyooday shil Gaari oo ka dhacay Turkiga

0
Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhimatay 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii bas yar oo ay saarnaayeen Tahriibayaal sharci darro...

Madaxweynaha Turkiga oo la kulmay dhigiisa Falastiin Mahmoud Abbas

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhigiisa Falastiin Mahmoud Abbas ayaa kulan albaabadu u xiran yihiin ku wada yeeshay magaalada Istanbul ee dalka turkiga,kulanka...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray taliska ciidanka Xoogga ee degmada Garbahaarey+Sawirro

0
Ilayska Dalka :- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho uu ugu kuur-geliyey baahiyaha ciidanka ku tagey xerada Ciidanka Xoogga...