Wasiirka Ganacsiga XFS oo saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya
MUQDISHO- Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xil Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha...
Wasiirka Amniga Galmudug oo ka warbixiyay howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab
Muqdisho- Wasiirka Wasaaradda amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi guddoomiyaha gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal iyo duqa dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa shir...
Horumar dhinacyo badan leh oo laga dareemayo Muqdisho
Muqdisho- Barta twiiterka ee ciidanka AMISOM waxaa maal mahan rukun u ah sawiro iyo fariimo ka turjumaya nolosha iyo horumarka ka jira Muqdisho, oo...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Hooygiis ku booqday Guddoomiyaha Golaha shacabka BJF+Sawirro
Garoowe - Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xalay hoygiiisa ku booqday Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Warsaxaafadeed: Shaacinta Habraacyada Doorashooyinka 2020/21 ee Aqalka Sare iyo Foomamka Musharaxiinta
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ee 2020/21 isagoo tixraacaya faafinta rasmiga ahayd ee dhaqan galinta doorashada isla markaasna ahmiyad wayn siinaya dardargalinta howlaha...
Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga dalka oo ciidanka ku ammaanay badbaadinta shacabka Soomaaliyeed
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Maxamed Tahaliil Biixi iyo saraakiil uu hoggaaminayo oo kormeer la xiriira howlgalada ciidamada xoogga dalka ay ka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay Saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo AMISOM
Balad weyne- Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa kulan looga hadlayay amniga la qaatay Saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo kuwa...
Wafdi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Garoowe
Garoowe- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir Airport Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya...
Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo Hambalyo u diray ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Muqdisho- Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa Booliska JFS ugu hambalyeeyay sanadguurada 77-aad ee aas aaska ciidanka...
Ciidamadaa Boliiska waa wehelka Shacabka (Warbixin)
20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada Boliiska oo ka mid...