Wararka

Turkiga iyo Israel oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadda

0
Turkiga iyo Israel ayaa ku heshiiyay in ay xoojiyaan xiriirka diblomaasiyadda ka dib markii wada hadal naadir ah oo dhanka telefoonka ku yeesheen labada...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya iyo Madaxda Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo Heshiis...

0
Is-afgaradka Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Federaalka iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Shir muddo dhawr bari ah uga socday...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Xildhibaannada ka soo jeeda Gobollada Woqooyi

0
Muqdisho- Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay xildhibaannada kasoo jeeda gobollada woqooyi, isagoo kala hadlay arrimaha doorashooyinka ee...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo maanta gaaray Ceel Barde

0
Ceel barde- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta gaaray degmada Ceel Barde ee gobolka...

Guddoomiye Cumar Filish oo xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti ee Degmada Xamar Jajab

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti ee Degmada Xamar-jajab oo...

Taliye Biixi oo kormeeray tuulooyin ka tirsan Gobolka Mudug

0
Gaalkacyo- Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi iyo Saraakiil uu hoggaaminayay ayaa kormeeray tuulada Dheghaye oo u dhaxeysa Wisil iyo Bacaadweyne...

Shirka madasha Garsoorka oo maanta ka furmay Muqdisho

0
Shirka madasha garsoorayaasha, (Judges Forum) ayaa maanta ka furmay Muqdisho, kaas oo ay soo qabanqaabisay maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa looga hadli doonaa arrimaha...

Ururka Midowga Afrika oo War ka soo saaray Rabshadaha ka socda Koonfur Afrika.

0
Midowga Afrika ayaa cambaareeyay rabshadaha ka socda Koonfur Afrika oo sida lasheegay ay ku dhinteen 72 qof. Dibadbaxyada looga soo horjeedo xariga madaxweynihii hore Jacob...

Rabshadaha ka jira Koonfur Afrika oo sababay dhimashada in ka badan 72

0
Saraakiisha amniga ayaa sheegay in dowladdu ay ka shaqeyneyso sidii loo soo afjari lahaa rabshadaha iyo bililiqada, taasoo ku faaftay gobolka uu ka soo...

Xukuummada Federaalka Soomaaliya oo baaq u dirtay dhigeeda South Afrika

0
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay muujinaysaa sida ay uga walaacsantahay rabshadaha iyo bililiqada ay burcad hubaysan ku dileen afar qof oo Soomaali ah,...