Wararka

Saraakiisha Degmada Burtinle Oo Soo Dhaweeyay Dadkii Ay Soo Tarxiileen Maamulka Soomaliland

0
Maamulka Dagmada Burtinle ee Gobalka Nugaal ayaa sheegay inay soo gaareen dagmadaasi 10 Gaari oo siday dadkii laga soo raafay magaalada Laascaanood ee Gobalka...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kullan la qaatay guddiga amniga Doorashooyinka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadlayay u diyaar garowga Sugida Amniga doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka la qaatay...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka warbixiyay horumarka dhaqaalaha dalka

0
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo xafiiska ku qabtay Shirka jaraa’id ayaa ka hadlay horumarka dhaqaalaha dalka, doorashooyinka iyo maamulka...

Ra’iisal wasaare Rooble oo guddiga doorashada Somaliland kala hadlay dardar gelinta doorashada Kuraasta Golaha...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi, Ra’iisul...

Shil Gaari oo ka Dhacay wadadda xariiriso Dhagaxbuur Iyo Jigjiga.

0
Wararka aan ka heleyno deegaanno ka tirsan dowlad deegaanka Soomaali Galbeed, ayaa sheegaya in shil Gaari oo maanta barqadii ka dhacay wadadda u dhaxeeyso...

Doorashada Golaha Shuurada oo ka bilaabatay Qadar

0
Doorashada Golaha Shuurada Qadar oo ah tii ugu horreysay oo nooceeda ah ayaa saakay ka bilaabatay halkaas, taas oo ay ku tartamayaan 284 musharrax,...

Wasaaradda caafimaadka Hirshabeelle oo Bulshada uga digtay soo laba kacleynta Cudurka Covid-19

0
Wasiirka wasaarada Caafmaadka Dowlad Goballeedka Hirshabeelle Cabdi Macalin Muxumed oo maanta shir jiraa’id ku qabtay magaalada Jowhar ayaa sheegay in Xanuunka COVID-19 uu ku...

WAR-SAXAAFADEED KU SAABSAN XIISADDA GALMUDUG

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan...

Dad muhaajiriin ah oo lagu xiray Liibiya

0
Qoraal uu soo saaray agaasimaha Hay’adda Qaxootiga Norway ee dalka Liibiya Dax Roque, ayaa ka warbixiyay xarig wadareed loo geeystay 500 oo muhaajiriin ah...

Qaramada Midoobay oo ka walaacsan go’aanka Itoobiya ee lagu ceyriyay 7-sarkaal

0
Dowladda Itoobiya ayaa amar ku bixisay in dalka laga saaro toddobo sarkaal oo oo ka tirsan Qaramada Midoobay,sidda lagu sheegay bayaan ka soo baxay...