Wararka

Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar(warbixin)

0
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo...

Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Qurba joogta oo lagu qabtay Jowhar

0
Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Qurba joogta Hirshabeelle ayaa maanta ka furmay magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay...

Xubno ka Socda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Magaalada Boosaaso

0
Xubno ka mida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa maanta gaadhay Xarunta Gobolka Bari ee Boosaaso. Xubnaha Guddiga Waxa garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay Guddiga...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarunta Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray Xarunta Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar iyo...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay xubno ka Socday Beesha caalamka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socdey beesha caalamka oo ay uga horeyso...

Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle oo kulan la qaatay Xubnha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal

0
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maanta gaaray Baledweyn ayaa kulan la qaatay xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee shalay...

Ciidamada dowladda oo degaanno kala wareegay Argagixisda Al-Shabaab

0
Ciidamo ka tirsan Ururka 49 aad Guutada 10aad Qeybta 43aad ee Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay howlgallo qorsheysan waxa ay  ka fuliyeen degaano...

Munaasabad lagu caleema saarayey Gudoomiyaha ururka Haweenka Gaalkacyo oo lagu qabtay Magaaladaas.

0
Munaasabad ay soo agaasimeen maamulka Degmada Galkaacyo isla markaana lagu caleema saarayey hogaanka cusub ee ururka haweenka degmada Gaalkacyo ayaa lagu qabtay Magaladaas. Munaasabada ayaa...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo agaasime cusub u magacaabay Wasaaradda Amniga

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa u Magacaabay Wasaarada Amniga Dowladda Hirshabeelle Agaasime cusub waxaana xilkii laga qaaday agaasimihii hore ee Wasaaradda Cabdiraxmaan...

Wasiirro, saraakiil ciidan iyo guddiga doorashada Puntland oo ka shiray amniga doorashada

0
Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa shir gudoomiyay kulan diiradda lagu saaray amniga doorashooyinka dawladaha hoose ee degmooyinka Eyl, Ufeyn iyo Qardho, kuwaas oo...