Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Ukraine
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka socda dalka Ukraine waxay sheegayaan in ciidamada Ruushka ay si buuxda ula wareegeen magaalada Melitopol oo dhacda gobolka...
Qaraxyo waa weyn oo ka dhacay caasimadda Ukraine ee Kyiv
Dhawaqa qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay subaxnimadii hore ee saaka Caasimadda Dalka Ukraine Kyiv.
Caasimadda Dalka ukraine ayaa waxa ka jira bandow xagga isu socodka...
Ukrain oo soo ridday labo diyaaradood oo kuwa dagaalka ah
Saraakiisha Ukraine ayaa sheegay in Ukraine ay soo ridday laba diyaaradood oo kuwa dagaalka ah kuwaas oo ay leedahay dowladda Ruushku.
Madaxa maamul goboleedka Vinnytsia,...
Roobaab mahiigaan ah oo ka da’ay dalka Brazil oo sababay dhimashada 217 qof.
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay gobolka Rio de Janeiro ee dalka Brazil, ayaa sababay dhimashada 217 iyadoo la waysan yahay 33 qof oo...
Dagaalka Ukraine oo galay maalintii saddexaad
Dagaalka ka socda Ukraine ee ay wadaan ciidamada Ruushka, ayaa galay maalintii saddexaad, waxaana sidoo kale dib u soo laabtay duqayntii ku socotay qeybo...
Guddiga doorashada Hirshabeelle oo dib u dhigay doorashadii maanta ee Baladweyne
Guddiga Doorashada Hirshabelle ( SEIT) ayaa ku wargaliyay dhamaan umadda somaaliyeed iyo Murashixiinta in uu dib u dhac ku yimid qabsoomida doorashadii loo madlanaa...

Guddiga gurmadka abaaraha oo gargaar kala duwan gaarsiiyay dadka ay abaarta saameysay
Guddiga gurmadka abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisal wasaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gurmad kala duwan gaarsiiyay dadka ay abaartu saameysay eek u...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Dilay dhagarqabeyaal ka tirsan Argagixisada.
Ciidanka Kumaandooska ee Gorgor, gaar ahaan ururka 7-aad, ayaa deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose jab xooggan ku gaarsiiyay Argagixisada nabad-diidka ah, kadib markii...