Wararka

Dowladda Federaalka iyo hay’adaha samafalku oo walaac ka muujiyay xaaladda abaaraha ee ka sii...

0
Waddanka intiisa badan wuxuu wajahayaa biyo yari aad u daran, ayadoo in ka badan 50 degmo ay ka jirto  xaalado abaareed aad u daran...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la soo wareegay 14 maxbuus oo ku jiray xabsiga Garowe...

0
Wasiirka Cadaaladda XFS Mudane C/qaadir Maxamed Nuur  ayaa sheegay in maamulka Cadaaladda ee Puntland ay ku wareejiyeen 14-maxbuus oo lagu soo xukumay dalka dibadisa,isla...

Talaalka Sinopharm Vaccine oo maanta Muqdisho soo gaari doona

0
Dowladda aan saaxiibka nahay ee China ayaa maanta oo axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin doonta 200.000 oo talaalka COVID19 ee loo yaqaano...

kulan looga hadlayay isku xirka adeegyada Caafimaadka oo Samareeb lagu qabtay

0
Shir sadaxdii biloodba mar ay qabato wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa looga  hadlaa isku xirka iyo qiimeynta  adeegyada Caafimaadka Deegaanada Galmudug, qiimeynta waxii qabsoomay sadaxdii...

kulan dib u heshiisiin ah oo Samareeb ka furmay

0
Mas'uuliyiin  ka tirsan Galmudug ayaa ka qayb galey daah-furka Mashruuca Daryeel, qaybtiisa dib u heshiisiinta Deegaanada Galmudug,Mashruucan ayaa  noqonaya mid fududeynaya isku keenida bulshada...

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dib loo...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jambuuti ismaaciil Cumar Geelle oo markale...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo warqad ka hadlaysa Arrimaha Doorashooyinka u qortay Golaha Amaanka ee...

0
Annaga oo tixraacayna warsaxafadeedkii soo baxay 31 March 2021 ee ka soo baxay Madaxweynaha xilka ka dagaya ee Golaha Amaanka Marwa Linda Thomas, dowladda...

Dadka reer Cadaado oo maanta isugu soo baxay salaad Roob-doon ah

0
Cadaado- Dadka reer cadaado ayaa maanta iskugu soo baxay salaad Alle looga baryaayo in kuleylka uu uga qaado roobna uu siiyo. Sedex maalin kahor ayay...

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo faah-faahin ka bixiyay Qaraxii ka dhacay Baydhabo

0
Baydhabo- Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo qof naftii halige ah oo soo xirtay Jaakadda...

Naftii Halige weeraray maqaayad dad shacab ah ku sugnaayeen oo ku taalo Baydhabo

0
Qof naftiis halige ah ahaa oo soo xirtay Jaakadda Walxaha Qarxa ayaa isku qarxiyay Maqaayad lagu qaxweeyo oo ku taala magalaada Baydhabo ee xarunta...