Wararka

Garoonka Kubadda Cagta Degmadda Kaaraan oo Xariga laga jaray

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo ay Weheliyaan qaar ka tirsan Masuuliyiinta Gobolka Banaadir ayaa Maanta xariga ka...

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir oo ka warbixiyey amniga caasimadda

0
-Guddoomiye Ku-xigeenk amniga iyo siyaasadda  gobolka Benaadir  Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare)  oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in guud ahaan Xaaladda gobolka Benaadir...

War saxaafadeed kasoo baxay DFS oo ku aadan beesha caalamka

0
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay si aad ah uga xumaatay inay aragto hadallada bulshada ee qaar ka mid ah saaxiibbadeeda caalamiga ah iyo...

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

0
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 271 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo dil toogasho ku fulisay askari qof shacab ah dilay

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa maanta dil toogasho ku fulisay Galad Xaashi Warsame oo ka tirsanaa ciidanka Nabad sugidda, isla markaana dhawaan...

Khasaaro xoogan oo ka dhashay gaari rakaab ah oo miino kula kacday meel u...

0
Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyootay halka 5 kale ay ku dhawacmeen ka dib markii gaari rakaab ah ay miino kula kacday meel...

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay Bisha Ramadaan

0
Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bisha barakeysan ee Ramadaan. Bayaan kasoo baxay safaaradda ayaa lagu yiri: “ Aniga...

Talaalka Covid19. ee ay ku deeqday Dowladda Shiinaha ayaa maanta lagu daah-furay Magaalada Muqdisho

0
Safiirka Waddanka China, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka ayaa si toos ah Maanta u daahfuray isla markaana qaatay...

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga Gaarka ah ee Doorashooyinka heer Federaal

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa afurkii kaddib saxiixay sharciga gaarka ah ee Jihaynta doorashooyinka heer Federaal oo Baarlamaanka Soomaaliya...

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda u magacaabay Dr. Xasan Cumar

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Xasan Cumar Mahadalle in uu noqdo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa u...