Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo agab caafimaad kala wareegtay heya’adda kalkaal

0
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa agab caafimaad oo isugu jira Mishiinada neefta siiya bukaanada iyo dawooyin kala wareegtay Hey’adda Kalkaal si loo gaarsiiyo isbitaalada danta...

Madaxweyne Farmaajo oo ku bogaadiyay Ciidanka Xoogga sida ay u hanteen Hogaaminta Hawlgallada amniga...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa war-bixin wadajir ah ka dhageystay Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliyaha Guud...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Prof Gaandi.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Prof....

Garoonka Muqdisho oo lagu qabtay lacag sharci darro dalka ku soo gashay.

0
Ciidanka Booliiska ee Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo maanta gacanta ku dhigay lacag aan la shaacin cadadkeeda taa oo sharci darro ku...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiirka ingiriiska

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi  Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda  UK ee Soomaaliya Mrs. Kate Foster oo ay ka...

Prof Mohamed Abdi Gaandi oo ku Geeriyooday Dalka Faransiiska

0
Waa Kuma Prof  Marxuum Mohamed Abdi Gandi, Taariikh Kooban. Waxaa dalka Faransiiska ku geeriyooday Prof  Mohamed Abdi Gandi, oo ahaa aqoonyahan iyo taariikhyahan si weyn...

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo shir guddoomiyay shirka Amniga Galmudug

0
Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Amniga Galmudug. Shirkan oo ay ka so qayb galeen...

Kulan looga hadlayay dhamaystirka Xog-kaydiyaha Ganacsiga iyo diiwaan gelinta hab online-ka oo lagu qabtay...

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar ayaa maanta shir guddoomiyey shirka toddobaadlaha ee Wasaaradda Ganacsiga kaa oo loogga hadlayay dar-dar-gelinta...

Wasiirka cusub ee Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo xilka la wareegay

0
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xilka la wareegay, ka dib munaasabad ka...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawl-galo ka fuliyey Hiiraan

0
Taliska ciidanka Guutada 5aad Q-27aad ee ciidanka Dhulka XDS ayaa hawlgalo Burburin ah ka sameeyey degaanada Baar, jaambayrow, iyo caloolacad, magaaladda Baladweyn ee Gobolka...