Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo maanta booqday goobaha loogu tala galay in lagu qabto...

0
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf ayaa maanta booqday goobaha loogu tala galay doorashooyinka inay ka dhacaan xilli ay...

Madaxweynaha Puntland oo maanta xarigga ka jaray Waddada NECSOM

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray Waddada NECSOM oo isku xirta Jidka 30-ka iyo Laamiga weyn ee ...

Ra’iisul wasaare Rooble iyo wefdi uu hoggaaminaayo oo goordhow gaaray dalka Masar

0
Ra’iisul Wasaarha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar halkaas oo si diirran...

Duqa Caasimadda oo kormeeray goob ay mashaariic kala duwan ka waddo...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)  ayaa maanta kormeeray  gooba ay dowlada hoose Xamar ka fulineysay mashaariic...

Cabdiraxmaan Cali Axmed oo araga naafo ka ah xaafidul quraana ah oo dalbaday in...

0
Cabdiraxmaan Cali Axmed waa 12 sano jir agoon ah araga waayay yaraantiisa isagoo halsano jira hadana quraanka kariimka kor ka xifdiya Cabdiraxmaan waxa uu...

Hakainde Hichilema oo ku guuleystay doorashada madaxtinimo ee dalka Zambia

0
Hakainde Hichilema oo ahaa hoggaamiyaha mucaaradka ugu weyn dalka Zambia ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee Khamiistii hore ka qabsoontay dalkaas, waxaa uu heley...

Ra’iisal wasaare Rooble oo maanta kusii jeeda dalka Masar

0
Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar ugu baxaya Dalka Masar. Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa casuumad rasmi ah ka helay...

Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa isku raacay in ay kulan Muqdisho isugu yimaadaan Khamiista

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay waxa uu shir guddoomiyay kulan ku qabsoomay habka fogaan aragga kaas oo ay ka qeyb galeen...

Ivory Coast oo diiwaangelisay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Ebola

0
Maamulka dalka Ivory Coast ayaa diiwaangaliyay kiiskii ugu horreeyay ee fayraska dhiig -baxa ee Ebola muddo 25 sano ah ka dib , sida uu...

Maraykanka iyo Turkiga oo ka wada xaajoonaya doorashooyinka Liibiya

0
Safiirka Mareykanka ee Liibiya ayaa Jimcihii booqasho ku tagay caasimada dalka Turkiga si uu wada hadalo ula yeesho saraakiisha ugu saraysa Turkiga si kor...