Madaxda Galmudug oo deeq xoolo nool ah gaarsiiyay taliska ururka 6-aad
Maamulka taliska ururka 6-aad ee fadhigoodu yahay Gobolka Gaalgaduud ayaa manta la wareegay deeq xoolo nool ah oo ay soo gaarsiiyeen madaxda Galmudug.
Deeqdaan xoolaha...
Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanada oo laga xusay Soomaaliya
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka K/Galbeed, howlwadeenada caafimadka iyo marti sharaf kale, ayaa ka qeybgaley xaflad ka dhacday Magaalada Beydhabo oo lagu maamuusaayey Xuska...
Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada oo soo saaray war-murtiyeed ku aadan xaaladda Soomaaliya.
Moqdisho- IlayskaDalka, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ee Puntland, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa xalay yeeshay kulan dhina isgaarsiinta ah oo looga hadlaayey...
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo xustay Maalinta Caalamiga ah ee Bad-qabka Bukaanka
Caafimaadka Hooyada iyo Carruurta ayaa maanta qabtay Munaasabada xuska Maalinta Caalamiga ah ee Bad-qabka Bukaanka, Maalintaan ayaa la xusaa Sanad walba 17 ka bisha...
Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo ay ka socdaan howlo dib loogu dayactirayo
Safaarada Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa waxaa ka socda dayactir ballaaran oo dib loogu dhisayo safaaradda ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya muwaadiniin Soomaaliyeed iyo...
Pakistan iyo Russia oo ka wada hadlay xaaladda Afghanistan.
Hogaamiyeyaasha Pakistan iyo Russia ayaa ka wada hadlay mowqifkooda ku aadan xaaladda dalka Afghanistan, sida lagu sheegay bayaan ka soo kala baxay labada dowladood...
Taliska inqilaabay dalka Guinea oo kulan la qaatay Ururada aan Dowliga ahayn
Kornayl Mamadi Doumbouya oo ahaa sarkaalkii hoggaaminayey Inqilaabkii ka dhacay dalka Guinea ayaa xartunta Baarlamaanka dalkaasi kulan kula qaatay wakiilo ka socday Ururada aan...
Dhuusamareeb oo laga furay xafiiska Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed
Guddoomiye ku xigeenka xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed, Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiino) ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furey xafiis loogu talagalay fududeynta arrimaha cayaaraha Galmudug,...
Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay gantaalada loo adeegsado tareenada ee W/Kuuriya
Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isugu tagay kulan degdeg ah oo ay albaabadu u xirnaayeen,isla markaana looga hadlaayey tijaabadii ugu...
Dr Dufle oo markale loo doortay Aqalka sare baarlamaanka Soomaliya
Senator Dr Cusmaan Maxamuud Maxamed(Dufle) ayaa markale dib loogu doortay xubnaha maamulka Hir-shabeelle ku metli doonaa kuraasta baarlamaanka ee aqalka sare.
Senator Dr Dufle ayaa...