Deegaanno hor leh oo laga xoreeyay khawaarijta
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay deegaanada kala ah Tix, Baraag Sheekh Caamir, Caliheele iyo Cali...
Taliyaha Ciidanka Boliiska oo qaabilay taliyaha Boliiska ATMIS
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto. Sulub Ahmed Firin, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Boliiska Midow Africa ee ATMIS-POLICE. CP. Hillary Sao Kanu iyo...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee dowladda Itoobiya u fadhiya...
Maamulka Gobolka Banaadir iyo howlgalka ATMIS oo ka wada hadlay ammaanka Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay Wakiilka Gaarka ah ee...
Mowjadaha mudaaharaadyada ka socda Faransiiska oo kor u kacay
Dalka Faransiiska ayaa maanta oo Talaado ah waxaa ka socda mowjado cusub oo isugu jira mudaaharaadyo iyo shaqo joojin, kuwaasi oo looga soo horjeedo...
Shirka Daahfurka Warbixin Muuqaaleedka Dhaqaalaha dalka ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho
Wasaaradda Qorsheynta ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furtay shirka warbixin muuqaaleedka dhaqaalaha dalka.
Shirkan ayaa waxaa ka qayb galaya Wasiiro ka tirsan golaha xukuumadda, Dowlad Goboleedyada...
Soomaaliya oo saxiixday sharciga la dagaalanka Kalluumaysiga sharci darrada ah
Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada...
Duqa Muqdisho oo sheegay inay la dagaalamayaan kooxaha sameeya maandooriyaha
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka warbixiyay shabakad ka ganacsata Maandooriyaha oo lagu soo qabtay howlgal...
Taliska Booliska G/Banaadir oo sheegay inay Gacan bir ah lagu qaban doono Kooxaha ka...
Taliyaha qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin ayaa sheegay in marnaba aan la aqbaleyn in xashiish iyo waxkasta oo...
Ciidamada Ruushka oo la wareegay gacan ku haynta Warshadaha Bakhmut
Wakaaladda wararka TASS, ayaa ku warrantay in ciidamada Ruushka ay si buuxda ula wareegeen aagga warshadaha ee Bakhmut, sidokale maamulka Donetsk ee taageersan Ruushka...










