Wararka

RIYOOYIN BADAN OO HADDII AAD SAMEYSO GUULO KU GAADHSIIN KARO (SHEEKO QEYBTA 1-AAD)

0
Waxaan ku howllanahay wareysi (qaabilaaddii) ugu horeeyey noloshayda, si aan ugu helo shaqo heer sare ah mid kamida shirkadaha waa weyn, haddii aan ku...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTA 41-AAD)

0
Maya. Maya. Maya. Ma aha abtigay ninka waxaasi ka suurtoobeen. Ma abtigay baa maanta gabdho yaryar gaari ku qaadanaya? Taasi waa qorraxdii bari laga...

GABADHII JINKA AHAYD (sheeko)

0
Beri baa arday iskuul dhigata, oo gabdho iyo wiilal isugu jira waxaa iskuulkii laga soo daayay xilli casir gaaban ah. Iskuulku wuxuu ku yaallay meel...

SOOMAALIYA IYO GEED ALWAAXA

0
Soomaaliya waa dal ku tiirsan waxsoo dhoofsashada waxaana ay maalinkii dalka la keenaa tiro aad u badan oo alaabo kala duwan ah oo ay...

SOO DAABICIDA LACAGTA SHILIN SOOMAALIGA ISBADDAL NOLOLEED MA KEENI KARATA?

0
Dal walba oo dunida guudkeeda saaran waxa uu leeyahay astaamo lagu garto iyo dhaqamo u gaar ah. Haddaba, dalkeena Soomaaliya waxa uu leeyahay astaamo kala...

CASHUUR KORDHINTA DALKA MA DEEN CAFINTA AYEY KA QEYB QADANEYSAA?

0
Soomaalia waxaa lagu leeyahay deen tiro beel ah waxaana lagu yeeshay xiliyo kala duwan xiligii dowladdii kacaanka ka hor iyo dibba, xilligii kacaanka oo...

Maxamuud Cabaas oo dalbaday in Israa’iil laga hakiyo xubinimada Q.M

0
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa ku booriyay Qaramada Midoobay in ay hakiso xubinnimada Israa’iil, haddii aysan joojin gardarrada ay ku hayso dadka Falastiiniyiinta, isla...

NAFTU WAXAY DOONEYSAA IN HORE LOO SOCDO

0
Hanka nolosha ee qofku leeyahy ma aha in uu ahaado mid kooban waxaase loo baahan yahay in uu ahaado mid sarreeysa waayo ma jiro...

Maxaa laga filan karaa wareegga labaad ee doorashada madaxtinimada Turkiga?

0
Iyadoo weli ay sii socdaan abaabulka iyo kicinta tageerayaasha xisbiyada ee ku saabsan wareegga labaad ee doorashada madaxtinimada Turkiga ee la qorsheeyay in la...

QISADII XIISAHA BADNEYD EE ABUU CUBEYDA BINU AL-JARRAAX.. (QEYBTA-1AAD)

0
”ummad kasta waxay leedahay amiin, ummaddan amiinkeedu waa abuu cubeyda” Wuxuu lahaa weji furan oo qurxoon, joog iyo jamaal loo dhammeystiray. Ma uusan lahayn hilib...