Wasaaradda Waxbarashada XFS oo ka jawaabtay Cabashadda Macalimiintii saxay Imtixaanka dowlada
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Soomaaliya ayaa Qoraal ay maanta soo saartay ku sheegtay in ay wasaaradda dadaal dheer ugu jiraan helida xaquuqda...
Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar
Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta ka dib casuumaad rasmi ah oo...
Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Madaxweynaha oo...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Maamul goboleedka Hirshabeele oo shaciyay in laqaban doono kuraasta harsan ee...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Maamul goboleedka Hirshabeele ayaa shaaciyay in maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 04/10/2021 Ladooran doono labadii kursi ee ka harsanaa...
Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada.
Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo bishii Ogosto.
Wasaaradda mideynta...
Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafti uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay
Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ayaa u anbabaxay dalka Itoobiya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA KU TIMID MARXUUM XASAN XAAJI MAXAMUUD GARWAYNE
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyska, Qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Marxuum Xasan Xaaji Maxamuud Warsame...
Wasiir Beyle oo shir ku saabsan miisaaniyadda la qaatay saraakiisha ciidamada
Wasiirka wasaradda maalinyadd Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta shir looga hadlayay miisaaniyadda Ciidamada Qalabka sida la yeeshay saraakiisha iyo Taliye-yaasha...
Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya oo geeriyootay
Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo guud ahaan bahda Waxbarashada ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Alle ha u naxariistee Wasiirkii hore...
Ra’iisal wasaare Rooble oo lagu soo dhoweeyay magaalada Baraawe
Baraawe- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baraawe ee caasimadda Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.
Ra’iisul...