Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Maamul goboleedka Hirshabeele oo shaciyay in laqaban doono kuraasta harsan ee Aqalka Sare ku matalaya Hirshabelle

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Maamul goboleedka Hirshabeele ayaa  shaaciyay in maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 04/10/2021 Ladooran doono labadii kursi ee ka harsanaa Senitarada Aqalka Sare ku matalaya Hirshabelle.

Kursiga 1-aad ee Namberkiisu yahay #UH14 waxaa ku tartami doona sadexda musharax ee kala ah:-

  1. cabiqadir xanafi sh. Bashir
  2. Cali shacban Ibraahim
  3. Cabdalla cabdi Xuseen

Kursiga 2-aad ee Namberkiisu yahay #UH14 waxaa ku tartami doona sadex musharax ee kala ah:-

  1. Nacimo ibrahim Yusuf
  2. ZamZam cabdullahi  Axmed