Wararka

Wasiirka amniga dowladda FS oo lankulmay khuburo amni oo Serbian ah

0
Belgrade- Wasiirka amniga gudaha dowladda FS oo kulan la qaatay khuburo ka socday waaxda hubka iyo ka hortagga dambiyadda Abaabulan ee dalka Serbia. Wasiirka wasaaradda...

Khawaarijta oo xirxirtay odayaal dhaqameed hore ugu shaqayn jiray

0
Ciidamadda xoogga iyo kuwa degaanka kadib gulufka dagaal ay ku qaadeen khawaarijta waxa ay suurta galisay in khawaarijta laga saaro degaanno iyo tuulooyin badan...

Madaxweynaha Jubbaland oo kormeeray deegaanno laga saaray Khawaarijta

0
Kismaayo- Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanadii u danbeeyay ee laga xoreeyay kooxaha khawaariijta ah ee Gobolka Jubada Hoose,...

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir oo kormeeray qaar kamid ah Degmooyinka G/Banaadir

0
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, FEI Shengchao. Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa...

Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo booqday safaarada dowlada Sacuudiga ee Muqdisho

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa booqday Safaarada Dowlada Sacuudiga ee Muqdisho, waxaa taliyaha xarunta Safarada ku soo dhaweeyay Safiirka Dowlada...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah-furay Tartanka Kubadda koleyga Bisha Ramadaan

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda iyo Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kormeeray cutubyo ka tirsan Ciidanka òo ku sugan Maxaas

0
Hiiraan- aliyaha ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage iyo guddoomiyaha Degmada Maxaas Mudane Muumin Maxamed Xalane ayaa kormeer dhiiri-gelin ah ugu tegay cutubyo...

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ciraaq

0
-Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamse Aadan Xaadoow, ayaa maanta oo Axad ah, kula kulmay Caasimadda Baghdad, Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo bogaadiyay Howlagallada amniga lagu xaqiijinayo ee ka socda Caasimadda

0
Wasiirka Arrimaha Gudah Fedaraalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo Bogaadiyay Howlgallada Wax ku-oolka ah ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed...