Wararka

Madaxweynaha JFS iyo xoghayaha Q.M oo kulan miro-dhal ah ku yeeshay Qasriga Madaxtooyada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres oo si wadajir ah Warbaahinta ula hadley...

Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qeyb galay shirka 8-aad ee wax soosaarka iyo...

0
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane, ayaa xarunta Beijing Olympic Park – National Tennis Center ee magaalada Beijing uga qayb galay shir...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Qatar

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya mudane Cabdalla Binu Saalim...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo u ambabaxay Baydhabo

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa goordhaw u duulay Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ee Maamulka KGS Kadib markii saakay uu soo...

QM oo garab istaag u muujisay Dowladda Soomaaliya (WARBIXIN)

0
Qaramada Midoobay sida saxda ah waxaa lagu magacaabo “Ururka Qaramada Midoobay”, waa urur caalami ah oo ka dhexeeya Dalalka Adduunka, kaasi fadigiisu yahay caasimada...

Filibiin iyo Mareykanka oo si wad jir ah u sameynaya dhoolatus Militari

0
Ciidamada Filibiin iyo kuwa Mareykanka ayaa maanta oo Talaada ah billaabaya dhoolatuskii ugu ballaarnaa oo wadajir ah, kaasi oo ka dhici doona gudaha Dalka...

Ruushka iyo Ukraine oo tiro maxabiis ah isdhaafsaday

0
Dalalka Ruushka iyo Ukraine ayaa isweydaarsaday in ka badan 200 oo maxaabiis ah oo ay kala qabsadeen intii uu dagaalka socday, sida laga soo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qasriga Madaxtooyada ku Qaabilay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres...

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyay geerida wariye Makaa’iil Rashiid Barre

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda mudane , Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Caddaala ayaa bahda warbaahinta Soomaaliyeed...

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo soo gaaray Muqdisho

0
Xoghaayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Antonio Guterres iyo wafdiga uu...