Duqa Muqdisho oo ka hadlay sababta dadka looga saarayo dhulka Kaasa Italia
Bayaan ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa lagu faah faahiyey sababta dadka looga saarayo Dhulka...
WAA MAXAY DAGAAL MAXAANA KEENA ?
Qeexidda dagaal waa macno badan yahay laakiin waxaa ka soo qaadaneynaa inuu dagaal yahay isku dhac ay isku dhacaan laba qof ama in ka badan,...
DAANYEERKA AMA KAROWGA OO KU SOO BADANAYA XAAFADAHA MUQDISHO
Marka ugu horreysa daanyeerka ama karowga waa xayawaan ka mid ah xayawaannada ku nool dunida oo dhan gaar ahaan soomaaliya.
Karowgaan ayaa ku kala nool...
Ciidanka ATMIS oo u diyaar garoobaya wajiga labaad ee ka bixitaanka Soomaaliya
Taliyeyaasha ugu sarreeya ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo gabagabeeyay kulan socday afar maalmood oo looga hadlay qiimeynta wajigii koowaad ee ka bixitaankii...
TAARIIKHDA TIRSIGA HIJRIGA.
Tirsiga Taariikhda Hijriyada waxaa laga soo bilaabaa markii Nabi Muxamed صلي الله عليه وسلم ka Hijrooday magaalada Makah Al-mukaramah una Hijrooday magaalada Madiina Al-munawarah.
Taariikhda sanadka Hijriga ah wuxuu...
ISLAAMKU WAA NABAD IYO HORUMAR (QEYBTA 2-AAD)
Rasuulka (scw) wuxuu yiri:-
(Muslim waxaa ah qofkii ay dadka kanabad galaan afkiisa iyo adinkiisa mu'mina waxaa ah midka dadka u nabad galiya naftooda iyo...
ISLAAMKA AYAA ASAL U AH CILMIGA SAYNISKA
Barashada abuurta Alle iyo dheefsigooda ayaa lagu gaaraa horumar dhanka adduunka ah, jidka lagu bartaana waa aqoonta aynu hadda ku magacawno sayniska. Abuurka Alle,...
MUSUQ MAASUQU WUXUU CAQABAD KU YAHAY DAWLADNIMADA (QEYBTA 2-AAD)
Musuqmaasuqa waa dhaqan haraadi ah oo aan meelna ku lahayn shareecada islaamka iyo dhismaha dowladnimada casriga ah, waxaana jira dadaallo caalamiya iyo mid heer...
MUSUQ MAASUQ IYO ALLE KA CABSI MEEL MA WADA GALAAN
SADKA DADWEYNUHU WAA SUN
Soomaali il adeegga waa lagu yaqiinay laakiin iimaan la’aan laguma ogeyn sebennadaan dambana waxaa muuqata in boobka hantida dadweynaha iyo cunidda...
DOWLADDA FEDERAALKA OO XOOJISAY DAGAALKA MASUQ-MAASUQA 3-BILOOD EE UGU DAMBEYSAY (WARBIXIN)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan sheekh Maxamuud, wuxuu bishan April ee sanadkan ku dhawaaqay dagaal ballaaran oo looga soo horjeedo masuq-maasuqa,isaga oo sheegay inuu...










