Wararka Gudaha

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo la horkeenay Saraakiil Dowladdeed oo loo haysto Musuq maasuq

0
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhegaysiga Dacwad loo haysto Saraakiil Dowladdeed oo ku Eedaysan Musuq maasuq. Eedaysanayaasha ayaa ka kala ah Agaasimihii hore...

Madaxweyne Guudlaawe oo gaaray Mahadaay

0
Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo  gaaray degmada Mahadaay ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada oo ay saameeyeen roobab...

SODMA oo soo saartay Saadasha Roobabka dayrta

0
SODMA oo soo saartay Saadasha Roobabka dayrta ByAxmedNovember 16, 20232 Min Read Share Muqdisho(SONNA):- Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay...

Socdaalka madaxweynaha JFS ee Burundi oo war-murtiyeed wadajir ah laga soo saaray

0
War-murtiyeed wadajir ah oo ku saabsan socdaalka shaqo ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku joogo Jamhuuriyadda Burundi. 1. Casuumaad uu...

Dowladda Soomaaliya oo mar kale ka digtay saamaynta roobab la saadaalinayo

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda FS mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka guddiga heer Qaran ee gurmadka dadka ay saameeyeen daadadka ka dhashay...

Warbixinta toddobaadlaha ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada, loogana hadley gurmadka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Burundi

0
Bujumbura (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo oo maalin ah ku tagay dalka Burundi, halkaas oo uu kulammo...

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS ayaa dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Xogta Qaranka oo laga...

0
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda, Mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Xarunta Xogta Qaranka oo laga dhisayo magaalada Muqdisho. Dhismaha...

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo la kulmay Safiirka Jarmalka ee Soomaliya By Axmed November...

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay safiirka Jarmalka ee Soomaaliya Amb. Sebastian Groth, iyagoo...

Siddeed qof oo ku geeriyootay fatahaadda webiga Shabeelle ee Baladweyne

0
Ugu yaraan 8 qof ayaa ku geeriyootay fatahaadda wabiga Shabeelle ee magaalada Baladweyne 24-ktii saac ee la soo dhaafay, sida ay xaqiijiyeen maamulka degmada...