Dab xooggan oo ka kacay Suuqa Xamar weyne
Maamulka gobolka Banaadir iyo Shacabka oo is kaashanaya ayaa ku guuleystay daminta dab xooggan oo qabsaday qeybo kamid ah suuqa Xamarweyne.
Dabka ayaa markii hore...
Dab xooggan oo ka kacay Suuqa Xamarweyne
Dab xooggan ayaa goordhow qabsaday qeybo kamid ah suuqa Xamarweyne ee gobolka Banaadir, waxaana hadda socda dadaal ku aadan sidii loo damin lahaa.
Dabka ayaa...
Ra”iisul wasaaraha XFS oo kormeer dhiirigelin ah ugu tegay Ciidanka Xasillinta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tagey ciidanka xasillinta caasimadda ee millatariga sida Booliska u...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka SODMA oo Beydhabo gaatsiisay shixnad mucaawino ah
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA ayaa maanta oo Jimco ah markii Sadaxaad waxa ay diyaarad sidday shixnad mucaawino ah u dirtay Magaalada...
Ciidanka Booliska Jubbaland oo gacanta ku dhigay 142-Kiillo oo xashiish ah.
Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa manta howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay laba eedeysane oo watay gaari lagu soo qariyay xashiish gaaraya 142-Kiillo.
Saraakiil u hadlay...
Ciidamada Xoogga oo dilay dhowr khawaarij ah oo ku sugnaa Bakool
Howlgal ay ciidamada xoogga dalka guutada 9-aad ee gobolka Bakool ka sameeyeen tuulada Makiiney oo 40 KM dhinac Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada xuddur...
Hirshabeelle oo lagu dhaariyay gasoorayaal cusub oo ka howlgali doona maxkamadaha
Qaar kamid ah Maamulka Hirshabeelle ayaa ka qeybgalay xaflad lagu dhaarinaayey garsoorayaal cusub oo loogu talagalay in ay ka howlgalaan Maxkamado laga hirgeliyay deegaannadii...
Wasiirro ka tirsan XFS oo ka qeyb galay kulan la xiriiray ka hortagga lacagaha...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeybgalay shiray isugu yimaadeen Guddiga Qaranka ee u xilsaaran Kahortaga Lacag-dhaqista iyo...
kumanaan ruux oo qarka u saran in ay ku dhintaan weerarada Israa’iil ee Gaza
Duqeymaha Israa’iil ayaa weli ka sii socda guud ahaan Gaza, iyadoo halis dhimasho ay ku jiraan kumanaan falastiin ah oo ku xayiran cisbitaalka al-Shifa...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo gargaar u dirtay Baardheere
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo wali wada gurmadka loo sameenaayo shacabka Soomaaliyeed ee iskugu darsoomeen daadadka El-Niño iyo fatahaadaha ay sameyeen...









