Wasiirka duulista hawada oo la kulantay madaxda hay’adda ICAO
Nairobi: Wasiirka wasaaradda duulista hawada dowladda FS marwo Fardowso Cusmaan Cigaal oo uu wehliyo maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin ayaa maanta magaalada...
Ciidamada Xoogga Dalka oo khawaarijta kala wareegay degaanno katirsan gobolka Galgaduud
Ciidanka xoogga dalka iyo dadka degaanaka ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan khawaarijta kawada degaanno iyo tolooyin hoostag gobolka Galgaduud,halkaa oo laga sifeynayo khawaarijta...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha jamhuuriyadda Dalka jibouti
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Safiirka dalka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Degmada Galcad ee gobolka Galgaduud
Taliyaha ciidanka xoogga dalka janaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud
Taliyaha ciidanka xoogga ayaa kormeeray...
Cadaala “Gurigoodu waa godkaas, Ceelkoodu waa bacdaas, cuntadana ka sii daran” (WARBIXIN)
Wali waxaa socda abaabul ciidan ee ka kala socda Degmooyinka uu ka kooba yahay Maamul-goboleedka Galmudug ayay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud ayaa Hub...
Ciidanka xoogga oo burburiyay fariisimo khawaarijta ku lahayd dhulka howdka ah ee hoostaga Run-nirgood...
Ciidanka xoogga Dalka gaar ahaan Guutada Khaalid Binu waliid ayaa burburiyay fariisimo dhulka miyiga ah ay ku lahayeen Khawaarijta Naf la caariga ah
Taliyaha Guutada...
Bulshada Degmada Cabudwaaq oo ku biiray howlgallada ka dhanka ah khawaarijta ee ka socdo...
Magaalada Cabudwaaq ee gobolka galgaduud ayaa lagu soo bandhigay gadiid dagaal iyo bulsho diyaar u ah inay kaalin muuqata ka qaataan dagaalka khawaarijta looga...
Agaasiimaha Guud Wasaaradda Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay Madax ka Socotay Hay’adda UNICEF
Agaasiimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee DFS Dr. Guleed Cabdijaliil ayaa Xarunta Wasaaradda ku qaabilay Madaxa ugu sareeya Hay’adda UNICEF Soomaaliya...
Bulshada Degmada Cabudwaaq oo ku biiray howlgallada ka dhanka ah khawaarijta ee ka socdo...
Magaalada Cabudwaaq ee gobolka galgaduud ayaa lagu soo bandhigay gadiid dagaal iyo bulsho diyaar u ah inay kaalin muuqata ka qaataan dagaalka khawaarijta looga...
Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomiyay kulan looga hadlayay shirka isbeddelka cimilada Adduunka
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka wadatashiga Soomaaliya ee ku saabsan u diyaargarowga shirka Isbeddelka Cimilada Adduunka...










