Wararka Gudaha

ISLAAMKA IYO ARAGTIDA MAAREYNTA DHAQAALAHA DUNIDA (QEYBTA 1AAD)

0
Duniddu waxa ay soo martay marxalado kale duwan oo dhaqan dhaqaale oo marba waxa la tijaabinayay aragti cusub oo dhaqaalaha dunidu isticmaalo, midkastana waa...

WADADII ISKU FILNAANSHAHA AYAAN CAGTA SAARNAY.

0
Kor u qaadista dakhliga iyo la dagaallanka masuq-maasuqa waa tallaabo dhanka horumarka loo qaaday oo Dowladda Federaalka ku tallaabsatay, indhaha caalamka waxaa soo jeediyay...

FAA’IIDOOYINKA BARASHADA KULLIYADDA AFAFKA QALAAD.

0
Kulliyada afafka Waxaa lagu dersaa luuqadaha shisheeye ee kala duwan iyo suugaantooda, waxaa soo hoos galaya luuqadda Carabiga, Luuqadda Ingiriiska, luuqadaha reer yurub (...

WAAD DHISTEEN WAADNA QURXISEEN LAAKIIN WAA QAALI

0
Muddooyinkii dambe magaaladda Xamar ee caasimadda dalka waxaa isa soo tarayey nabad gelyada ay ku naaloonayaan dadka reer Muqdisho taas oo sababtay in ay...

Istaraatiijiyadda Isku xirka warbaahinta dalka oo Muqdisho lagu saxiixay

0
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska dowladda FS, wasiirada warfaafinta dowladaha xubnaha ka ah federaalka iyo Agaasinka warfaafinta gobolka Banaadir, ayaa maanta saxiixay Istaraatiijiyadda Isku-xirka...

Siyaasiyiinta beelaha Jareerweyne oo war-saxaafadeed soo saaray

0
Siyaasiyiinta Beelaha Jareer Wayne oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka wadahadley dhacdadii 19 bishan August 2023 ka dhacdey xaafadda Kaawo Godey ee...

Wasaaradda gaashaandhigga oo ka hadashay deegaanada maanta laga xoreeyey Khawaarijta

0
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS Jeneraal Cabdulaahi Cali Caanood oo caawa shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa xusay in ciidanku maanta qaaday tallaabooyin waawayn...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waxgaradka Galmudug kala hadlay xoraynta deegaanada wali aysan ciidanku gaarin

0
Dhuusamareeb: Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta heerarka kala-duwan ee dowladda ku...

DEGDEG: Ciidamda Qaranka oo magaalda Wabxo ka saaray kooxda Khawaarijta

0
Dhuusamareeb: Ciidanka Qaranka oo kaashanaya ciidamada shacabka deegaanka ayaa goor dhaw si buuxda ula wareegay magaalada Wabxo ee gobolka Galgaduud oo ah goob aad...

Wasiirka duulista hawada oo la kulantay madaxda hay’adda ICAO

0
Nairobi: Wasiirka wasaaradda duulista hawada dowladda FS marwo Fardowso Cusmaan Cigaal oo uu wehliyo maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin ayaa maanta magaalada...