Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta mar kale u fariisatay dacwad ka dhan ah Eedaysanayaal...
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisaneysa fadhiga 3aad ee dhageysiga dacwad loo heysto saraakiil ka tirsan Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadda.
Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir...
“ Galmudug Maanta waa u Guul, Gafuurra-duubna waa Go’een” (WARBIXIN)
Magaalada Dhuusamareb ee Caasimada Galmudug ayaa dhawaan lagu soo bandhigay dhallinyaro deegaanka ah oo hubeysan, iyo gaadiid dagaal, kuwaasi oo loo diyaariyay inay ka...
Mas’uuliyiin katirsan dowladda oo muqdisho kusoo dhaweeyay la-taliyaha Madaxweynaha Mareykanka.
Waxaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho Mudane Xamse Warfaa oo ah la taliye sare oo Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka u qaabilsan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay xubnaha Golaha uga mid noqonaya Baarlamaanada Afrika
-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay xubnaha Golaha Shacabka uga mid noqonaya Baarlamaanada Afrika, Carribean, Pacific iyo Midowga...
Ra’iisul wasaare Xamse “ Dal horumar ma gaaro dadkiisa oo aan kor u qaadin...
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Dhuusamareeb oo uu si ku meel gaar ah...
Dhuusamareeb- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaaray...
Wasaaradda waxbarashadda Soomaaliya oo shaacisay natiijada imtixaanka Qaran ee Dugsiga sare
Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuunmadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow shaacisay natiijadda imtixaanka qaran ee Dugsiga sare ee sannad Dugsiyeedka 2022/2023.
Ra’iisul wasaaraha...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga Qaranka
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsanayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka...
Dhuusamarreeb oo lagu soo bandhigay Dhalinyaro ka qayb qaadanaysa dib u xoraynta Dalka
Dhuusamarreeb:-Magaalo Madaxda Dowlad gobolleedka Galmudug ee Dhuusamarreb ayaa maanta lagu soo bandhigay dhallinyaro deegaanka ah oo u diyaar garoobay in ay qayb ka noqdaan...
Ciidanka Xoogga oo hawlgal ka fuliyey goob ay ku shirayeen horjoogayaal Khawaarij ah
Hiiraan:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibadoodooda Caalamiga ah ayaa hawlgal Qorshaysan ka fuliyay deegaanka Qoob Yaxaaas ee Gobolka Hiiraan sida ay xog ku...










