Danjire Cabdinuur Daahir oo waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Azerbaijan,
Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah u gudbiyey nuqul ka mid...
Wasiirada ππππππ₯ππππ π’π²π¨ πππ§πππ¬π’π π XFS oo ka hadlay ilaalinta nidaamka sharci ee ganacsiga
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa Xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...
Degmada C/Casiis oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan
DegmadaΒ C/CasiisΒ oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 12 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada Wadajir...
Wasaaradda amniga oo bulshada ku bogaadisay la shaqeynta hayβadaha amniga
Wasaaradda amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadisay u hoggaansanaanta awaamiirta hayβadaha amniga iyo ku gacan-siinta shaqadooda, ayaa dhanka kale...
Wasiirka hawlaha guud iyo madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay dhismaha waddo laami ah oo...
Dhuusamareeb: Wasiirka hawlaha guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed...
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo yeeshay Kulan ku saabsan Xoojinta Iskaashiga Dhinaca Warbaahinta
Ankara(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daaβuud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekedaha, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa Magaalada...
Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada oo Faahfaahin ka bixiyey Halka uu marayo Dagaalka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Shir Jaraaβid ku qabtay Magaalada Muqdisho, iyagoo faahfaahin ka bixiyay...
Dowladda Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Dowladda Kuwait Munaasabadda Maalinta Qarankeeda Awgeed
Mudisho(Wargeyska Dalka):-Munaasabadda Maalinta Qaranka ee Dowladda Kuwait Awgeed, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay Hambalyo iyo Bogaadin u diraysaa Amiirka Dowladda Kuwait, Sheikh Meshal Al-Ahmad Al-Jaber...
Wasiir Cadaala: Shirkeenna Maanta waxa uu ku saabsanaa Bayaaminta sida DJFS u curyaamisay Dhaqaalihii...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ayaa Maanta Shir jaraaβid ku qabtay Magaalada...
Hay’adda NISA oo Hawlgaladii u Dambeeyey ku dishay in ka badan 23 Qof oo...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Hayβadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa Afar Howlgal oo Qorsheysan oo Toddobaadkan ay ka fuliyeen Deegaanno ka...










