War-Saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii sababay in Garsooraha Soomaaliyeed ee Caalamiga ah, Cumar Cartan,...
Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee Barnaamijka Xusuusta Dunida ee UNESCO oo la Soo Xiray
Muqdisho,(Wargeyska Dalka);- Aqoon isweydaarsigan oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda UNESCO, iyadoo kaashanaysa Barnaamijka JFIT ee ay maalgeliso Dowladda Japan, ayaa waxaa ka qeyb galay...
Ciidamada ammaanka oo Hotel Elite ee Muqdisho ku soo bandhigay hub kala duwan
Ciidamada ammaanka, oo weli ku guda jira howlgalada lagu ururinayo hubka sharci-darrada ah kadib weerarkii maleeshiyaadka hubeysan ay ku soo qaadeen Degmooyinka Cabdicasiis iyo...
Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka (GMDHD) Avv. Burhaan Aadan Cumar, asagoo tixraacaya waajibaadka Dastuuriga ah ee Guddiga kuna...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Safiirka Dowladda Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca Labada...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha ee Soomaaliya, Danjire Wang Yu.
Kulanka ayaa diiradda lagu...
Shirka Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya oo goordhow furmay
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya.
Madashan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka...
Kulan looga hadlayay ilaalinta Carruurta ee ka hortagga Colaadaha hubeysan oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Yuusuf Cali Maxamed, ayaa shir-guddoomiyay Kulan looga hadlayay xoojinta ilaalinta Carruurta Soomaaliyeed iyo ka hortagga in...
Guddiga qaban qaabada toddobaadka xorriyadda oo kulmay
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka warbixiyay kulankii ugu horeeyay oo ay caawa isugu yimaadeen guddiga qaban...
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka JFS oo booqasho shaqo ku jooga Shiinaha
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, Danjire Hodan Cismaan Cabdi, oo ay wehelinayaan saraakiisha Safaaradda, ayaa maanta kulan soo dhoweyn iyo is-xog waraysi ah...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo Furay Aqoon isweydaarsiga Qaran ee Barnaamijka Diiwaanka Xasuusta Dunida ee...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay Aqoon-isweydaarsiga Qaran ee ku...










