Wararka Gudaha

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka oo laga gaaray natiijo wanaagsan

0
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo uu shir guddoominayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa galay maalintiisi...

Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo daah-furtay shir looga arrinsanayo nidaamka diiwaan-galinta madaniga ah

0
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS  Adam Abdinasir  ayaa maanta daahfuray Shirka heer wasiir ee looga arrinsanayo dib usoo celinta nidaamka diiwaangalinta...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo Xukun ku riday Maleeshiya ka tirsan Alshabaab.

0
Maxkamadda Ciidamadada qalabka sida aya xukun Xabsi Daa’in ah ku riday Cabdullaahi Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil, oo caan kaga ahaa Alshabaab Maxamed Carab iyo Maxamed...

Dawladda Burundi ayaa gaarsiisay agab caafimaad ciidankeeda ka tirsan hawlgalka midowga Afrika ee Soomaliya

0
Dowladda Burundi ayaa soo gaarsiisay qalab loogu talo galay in lagu taageero baaritaanka iyo maaraynta COVID-19 askarta Burundi ee ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika...

Xeryaha qaxoontiga Rohinga ee dalka Bangaladesh oo laga helay tiradii ugu badnad caabuqa Covid-19

0
Xeryaha qaxootiga Rohinga ee ku yaal koonfurta dalka Bangladesh ayaa laga diiwaan geliyey tiradii ugu badanad ee hal maalin ah oo kiisaska coronavirus Axaddii...

Toogasho ka dhacday dalka maraykanka oo sababtay dhimasho iyo dhaawac

0
Toogasho ka dhacday gobolka New Jersey ee dalka Mareykaykan ayaa sababtay dhimasho iyo dhaawac toogashadan oo ahayd mid wadareed ayaa habeenkii sabtida ka dhacday...

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada XFS oo tabbar ufuray Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xfs ayaa maanta ufuray tababbar Qeybaha kala duwan ee Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda tababarkan oo ku saabsanaa Falaqeeynta iyo tirakoobka hab...

Taliyaha Qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka oo kormeer ku tagay degmada Baxdo.

0
Taliyaha Qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Gen Maxamed Cadoow Cali “Sanka” ayaa maanta kormeer ku tagay ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan Degmada...

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay shirka looga hadlayo arimaha doorashooyin..

0
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa kulan maanta ay ku yesheen Magaalada Muqdisho waxa ay ku tagereen Shirka Dowladda Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada & Guddoomiyaha Gobolka Banaasir...

Kulan looga hadlayo la dagaalanka argagixisada iyo sugida amniga oo ka socda Gaalkacyo

0
Kulan looga hadlayo la dagaalanka argagixisada iyo sugida amniga ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galaya mas’uuliyiinta...