Ilaa 21 Bukaan oo la xaqiijiyey in ay ka bogsoodeen Feyruska Karoona
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay...
Wasiir Dubbe oo kulan la qaatay safiirka Itoobiya ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cusmaan Abuukar Dubbe, ayaa xafiiskiisi kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya...
Qormo: Jowhar maxaan ku soo arkay?
Khamisitii la’ soo dhaafay waxan kamid ahaa wefdi culus oo uu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble, ujeedada wefdigu waxa ay ahayd...
Wasiirka maaliyadda oo shir guddoomiyey kulanka billaha ee guddiga maamul wanaaga maaliyadda
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka billaha ee guddiga maamul wanaaga maaliyadda ee (...
Wasaaradaha Kalluumeysiga iyo Dekedaha oo xusay maalinta Caalamiga ah ee Baddaha Adduunka
Munaasabadda lagu xusayay maalinta Badaha Adduunka oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaaraddaha Kheyraadka Badda iyo Gaadiidka Badda ayaa waxaa ka...
Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo qaabilay wadfi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka...
Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa la kulmay wefdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya,
Wasiir Ashkir iyo wafdigan...
Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay Xarunta Degmada Cabdicasiis
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax-dhigay Xarunta Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho taasi oo dib...
Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Warfaafinta oo xilka la wareegey.
Munaasabad kooban oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirka Wasaaradda Warfaafint, Agaasime waxeedyada iyo shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee...
Dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye oo mareysa meel gebo gabo ah.
Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud & Guryenta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan macalin (Soomaali) ayaa ka hadlay xilliga sida rasmiga ah ee xariga laga...
Haween Soomaaliyeed oo cambaareeyey duqeyntii Gedo codsadayna in Kenya sharciga lala tiigsado
Qaar ka mid ah haweenka ku nool magaalada Muqdisho, kana soo jeeda gobolka Gedo ayaa cambaareyn dusha ugu tuuray dowladda Kenya iyagoo sheegay in...










