Wararka Gudaha

Ra’iisal wasaare Rooble oo la kulmay James Swan

0
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha...

Madaxweynaha Azerbaijan oo waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee Turkiga iyo Azerbaijan

0
Madaxweynaha dalka Azerbaijan HE Ilham Aliyev ayaa saaka warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee dalalka Turkiga iyo Azerbaijan Ambassador Jaamac Caydiid. “ Azerbaijan...

Ciidamada Xoogga Oo Sameeyay Howlgal Miino Raadin Ah.

0
Xoogga dalka Ciidamo ayaa howlgallo qorsheeysan kasameeyay degaanno katirsan Gobolka Shabeellaha hoose, halkaas oo ay Aragagixisadu ku Duugeen miinooyin. Howlgalkaan waxaa isla sameeyey ciidanka sida...

Safiirka DFS u fadhiya Turkiga oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Azerbaijan

0
Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Amb. Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay Magaalada Baku ee...

JIRITAANKA LACAGTA SHILIN SOOMAALIGA OO CIRIIRI KU JIRTA

0
Marka aad tagto suuqyada iyo meelaha laga dukaameysto waxaad arkeeysaa Doolarka Mareykanka oo suuqyada waa weyn iyo kuwa yar yar oo si isku mid...

DERISKII LIBAAXA IYO DAWACADA (QEYBTA-1AAD)

0
Deris ayey ahaayeen libaax iyo dawaco labo sac ayeyna xoolo ka lahaayeen qofba maalin ayuu raaci jiray xoolaha. Maalintii dambe libaaxa ayaa raacay xoolihii wuxuu...

SHEEKADII-QUDBO SIRO QABKEYGII KU WAAYAY (QEYBTII-1AAD)

0
Berri baa waxaa xaafadda barafka iyo dhuxusha u keeni jiray oday illaa 40 jir ah oo ay baso iyo bariirba bidaari hooshay, doobnimona ku...

GANACSATADA WAA INAY DABOOLAAN BAAHIDA BULSHADA

0
Ganacsi kasta waa lama huraan inuu yeesho qorshe u degsan lix bilood ama hal sano  kaaso ku saleeysan baahida bulshada oo markaasi aysan ka...

DOORKA ISKAASHATOOYINKA GANACSIGA DALKA

0
Iskaashato waa urur ay ku bahoobeen dad isku fikir ah oo ay ka dhexeeyso Hanti iyo Saami ayagoo isku raacsan hab-qeexan ee howl galka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay kulan lagu taageerayay hogaamintiisa ee hanaanka doorashooyinka...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad ay bulshada Degmada Dayniile ku soo dhaweynayeen, kuna taageerayeen hoggaaminta...