Wararka Gudaha

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay xubno ka Socday Beesha caalamka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatey wakiilo ka socdey beesha caalamka oo ay uga horeyso...

Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle oo kulan la qaatay Xubnha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal

0
Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maanta gaaray Baledweyn ayaa kulan la qaatay xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee shalay...

Ciidamada dowladda oo degaanno kala wareegay Argagixisda Al-Shabaab

0
Ciidamo ka tirsan Ururka 49 aad Guutada 10aad Qeybta 43aad ee Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay howlgallo qorsheysan waxa ay  ka fuliyeen degaano...

Munaasabad lagu caleema saarayey Gudoomiyaha ururka Haweenka Gaalkacyo oo lagu qabtay Magaaladaas.

0
Munaasabad ay soo agaasimeen maamulka Degmada Galkaacyo isla markaana lagu caleema saarayey hogaanka cusub ee ururka haweenka degmada Gaalkacyo ayaa lagu qabtay Magaladaas. Munaasabada ayaa...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo agaasime cusub u magacaabay Wasaaradda Amniga

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa u Magacaabay Wasaarada Amniga Dowladda Hirshabeelle Agaasime cusub waxaana xilkii laga qaaday agaasimihii hore ee Wasaaradda Cabdiraxmaan...

Wasiirro, saraakiil ciidan iyo guddiga doorashada Puntland oo ka shiray amniga doorashada

0
Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa shir gudoomiyay kulan diiradda lagu saaray amniga doorashooyinka dawladaha hoose ee degmooyinka Eyl, Ufeyn iyo Qardho, kuwaas oo...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kullan Foggaan-aragga ah la qaatay Masuuliyiinta Soomaaliya ku matalaysa ICJ

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed xuseen Rooble ayaa kulan dhiirrigelin ah habka fogaan aragga kula yeeshay wefdiga DFS ee ka qeyb galaya ku dhawaaqista...

Wasiirka Ganacsiga oo gaaray Serbia

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Khaliif Cabdi Cumar oo shalay u dhoofay wadanka Serbia oo uu kaga qeyb-galaayo shirka iyo xuska sanad-guurada 60aad...

Maalinta dhimirka oo laga xusay Muqdisho

0
Munaasbadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka Adduunka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Caafimaadka Drs Fawziya...

Wefdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo gaaray magaalada Hague

0
Wefdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa gaaray magaalada Hague ee dalka Netharland si ay uga qeyb galaan go’aanka Maxkamadda...