Wararka Gudaha

Jubaland oo soo gudbisay musharaxiintii Ka hadhsanaa Senitorada Aqalka sare

0
Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo gudbiyay magacyada musharaxiinta 4-tii kursi ee ku hadhsanaa Senitorada Aqalka Sare kasoo galaya...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug oo kulan la yeeshay Saraakiil ka socotay Amisom

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Amisom ee sector 4 iyo saraakiil uu...

Shirka wada-tashiga qorshe hawleedka xalka waara ee Dowlad goboleedka Galmudug oo soo gabo gaboobay

0
Shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022 iyo Istaraajiyada Xalka Waara ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Dhuusamareeb. Wada-tashigan oo socday muddo...

Madaxweyne laftagareen oo ka qeyb galay dhaarinta Guddiga Adeega Garsoorka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb-galay Munaasabad lagu dhaarinayey Gudiga Adeega Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya oo xariga ka jiray qeybta terminaalka garoonka diyaaradaha...

0
Wasiirka wasaarada Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax iyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cusmaan ayaa maanta Xariga ka jaray...

Madaxweynaha dowlada degaanka soomaalida oo la loo doortay

0
Madaxweyne Mustafe Cumar ayaa loo doortay inuu hoggaamiyo Deegaanka Somalida Jigjiga shanta sano ee soo socota.,Madaxweyne Mustafe ayaa seddexdii sano ee lasoo dhaafay Deegaanka...

Hindiya: 24 ruux oo ku dhintay daadad ku dhuftay gobolka Kerala:

0
Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay fatahaado ku dhuftay koonfurta Dalka Hindiya, kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen in wabiyadu ay buux...

MADAXWEYNE CABDICASIIS LAFTAGAREEN OO QAABILAY CULIMO KA SOCOTAY DOWLADA TURKIYA.

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen ayaa kulan la qaatay Culimo ka socday Dowlada Turkiya oo Maalmahan Magaalada Baydhabo u...

Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga JFS oo kulan la qaatay saraakiil ka socotay Safaaradda Maraykanka ee...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ahna Senatorka la doortay Avv.Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Maxamed Saciid Samatar...

Wasiirka Caafimaadka JFS oo ka qayb gashay xaflad lagu daahfurayay dib u dayactirka qeybaha...

0
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Dr fawzia Abiikar Nuur ayaa maanta ka qaybgashay xafladd lagu daahfurayay dib u dayactirka qeybaha caruurta oo ay kaalin...