Guddiga doorashada guddoonka Aqalka sare oo maanta billaabaya diiwaangelinta musharaxiinta
Guddiga doorashada guddoonka golaha aqalka sare ayaa manta oo Talaada ah billaabaya diiwaangelinta musharaxiinta guddoonka golaha Aqalka sare.
Qoraal kasoo baxay xalay guddiga ayaa lagu...
Madaxweyne Qoorqoor oo ka tacsiyeeyay geerida Abwaan Baddal Jaamac
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee kutimid Allaha u raxmadee, Abwaan Badal Jaamac Xersi (Laangare),...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS oo ka qeyb galay Shirka Ururka Carabta ee...
Wafdi uu hogaaminayo Mudane Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, ayaa ka qeyb galay Shir ay ku qabaneysay Ururka Carabta ee...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ooshir la qaatay Taliyaha Qaybta Koowaad ee Hawl-galka Midowga Afrika...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka, S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta shir la qaatay Taliyaha Qaybta Koowaad ee Hawl-galka...
Safiirka Soomaliya ee dalka Masar oo la kulmay dhigiisa dalka Burundi
Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay Safiirka dalka Burundi...
Madaxweynaha Iraan oo u hanjabay Israel
Madaxweynaha dalka iraan ayaa ku hanjabay inuu talaabo qaadi doono hadii Israel isku daydo ficilo ka dhan ah tehraan Isagoo ka hadlayay dhoolatus milateri...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Cambaareeyay Hoobiyaashii maanta ku dhacay Aga gaarka Xarunta Vila Hargeysa
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Cambaareeyay Falkii hoobiyaasha ahaa ee Maanta lagu qaaday Xarunta Vila Hargeysa ee Muqdisho,isagoona sheegay in...
Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabatay Kismaayo
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa Maanta magaalada kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ku qabtay doorashada Kursiga Hop#079.
Kursigaan ayaa waxaa horay...
Xildhibaannada labada Aqal oo kulan wajir ah yeelanayo Maanta
Xildhibaanada labada Aqal Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan wadajir ah oo ay...
Howlgal qorsheysan oo ka dhan ah hubka sharcidarada oo ka bilowday Caabud-waaq
Ciidamada amniga degmada Caabud-waaq oo kaashanaya kuwa dowladda federaalka ayaa howlgalo amniga lagu sugayo waxay maanta ka bilaabeen degmadaas.
Howlgalkan oo ah mid qorsheysan ayaa...










