Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka ganacsiga Turkiga iyo Afrika
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha JFS, Eng Khaliif Cabdi Cumar ayaa magaalada Istambul ee dalka Turkiga kaga qeyb galay madasha 3-aad ee dhaqaalaha iyo...
Xasan Daahir Yarow ayaa ku guulaystay doorashada Aqalka sare ee jubbaland
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka socota dhamaystirta doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya maamulkasi...
Dowladaha Soomaaliya iyo Kuweit oo ka wada hadlay arrimo la xiriira maalgashiga
Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Mohammed Abdul Risaaq Mahmoud, ayaa dalka Kuweit kula kulmay Agaasimeyaal guud, maareeyayaal iyo madaxda sare ee maalgashiga...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo cambaareeyay falkii arxan darrada ahaa ee argagixisadda Alshabaab ku gubeen...
Ra’iisu wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa cambaareeyay, wax laga xumaadana ku tilmaamay falkii kooxda argagixisadda alshabaab ay ku gubeen gubeen...
Guddiyada doorashada oo la kulmay golaha degaanka Galkacyo
-Guddiga doorashada Galmudug oo ay wehliyaan xubno ka mid ah guddiga doorashada heer federaal ayaa maanta la kulmay maamulka gobolka, golaha degaanka Gaalkacyo, Odoyaasha...
Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay arrimaha waxbarashada
-Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdul Rizaaq Maxamuud , dalka Kuwait kula kulmay, Wasiirka Waxbarashada Kuwait, Dr; Ali Fahd Al-Mudhaf,...
AMISOM oo tababar u furtay Askar ka tirsan Boliiska Koofur Galbeed Soomaaliya
Taliska Booliska AMISOM ayaa magaalada Baydhabo ugu furtay 25 sarkaal oo ka tirsan Boliiska maamul goboleedka koofur Galbeed Soomaaliya.
Tababarkan oo socon doona muddo Todobaad...
Hadal jeedinta musharixiinta Aqalka sare oo maanta ka dhacaysa Kismaayo
Maanta Gelinka hore ayaa waxaa la filayaa in Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ay dhageystaan khudbadaha musharixiinta u tartameeysa kuraasta ka harsan Aqalka Sare...
Al-shabaab oo fal arxan darro ah ka geeystay Bakool
Ciidamo ka tirsan Uruurka 260, Guutada 9 aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in ay u gurmadeen kolanyo Safar Gaari dameero...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Kuwait
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, oo booqasho ku jooga dalka Kuwait, yaa kulan...










