Ra’iisul Wasaare Rooble oo xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka Booliska...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo bogaadiyay gargaarka ay dalka keentay dowladda Qadar
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Arrimaha bani-aadanimada iyo Gurmadka Abaaraha, Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa bogaadiyay gargaarka ay dawladda Qatar keentay dalka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay Baydhabo
Madaxweyne JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo safarkiisii ugu horreeyey ugu ambabaxay maanta Dowlad goboleedka Koonfur-galbeed.
Soo dhowaynta wafdiga madaxweynaha ayaa laga dareemayaa Magaalada Baydhabo...
Wadamada Midowga Yurub oo ku heshiiyey in 90% la dhimo xadiga saliida ee laga...
Guddoomiyaha midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa ku dhawaaqday in wadamada Midowga Yurub ay ku heshiiyeen shir madaxeedka Midowga Yurub ee Brussels in cuno...
Wasiirka Awqaafta XFS oo la kulamay Wasiirka Xajka ee Boqortooyada Sacuudiga
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta XFS Mudane, Sheekh Cumar Cali Rooble ayaa ka kulmay Wasiirka Xajka iyo Cumrada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya Dr. Towfiiq...
AGAASIMAHA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA WARBAAHINTA MADAXTOOYADA OO XILKA KALA WAREEGAY AGAASIMIHII HORE
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdulqaadir Cali Dige ayaa munaasabad ka dhacday Villa Soomaaliya xilka kagala wareegay Agaasimihii hore ee Warfaafinta...
Agaasimaha guud ee Heya’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida qaranka oo Taliyaha Nabad Sugida Gobolka...
Agaasimaha guud ee Heya’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa Taliyaha Heya’adda Sirdoonka Gobolka Banaadir u magacaabay Muxiyadiin Warbac shadoor.
Muxiyadiin...
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha oo...
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, wuxuu warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista ah ee abaaraha iyo arrimaha...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulan la...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Turkey ee Soomaliya...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha oo kulan la...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Md. Cabbdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee uu...










