Wararka Gudaha

Madaxweynaha JFS oo Booqday Kaamamka ay ku jiraan Dadka ay Abaartu Samaysay ee ku...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta Booqday Kaamamka ay...

Howlgal Amniga lagu Xaqiijinayo oo laga sameeyay Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir

0
Ciidamada Amniga Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir ayaa xalay Howlgallo dad badan lagu soo qabtay Waxa ay ka sameyeen dhammaan xaafadaha Degmadaas. Howlgalka waxaa goobjoog...

Xildhibaanadda Golaha Shacabka BFS oo maanta kulan Yeelanaya

0
Xildhibaanadda Golaha Shacabka BFS ayaa Maanta oo Arbaco ah waxa ay yeelanayaan  kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo ka qabsoomaya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada...

Ciidamada Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay Horjooge ka tirsanaa Argagixisada Al-Shabaab

0
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo Nabad sugidda Jubaland ayaa soo qabtay Horjoogihii Argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa deegaano badan oo ka tirsan gobolka...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa kulan is-xogwaraysi...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo magacaabay guddiga amniga ee caleema saarka Madaxweyna cusub

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen  Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan lagu...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya ee gurmadka Abaaraha oo safarkiisi ugu horreeyay ku...

0
Baydhabo- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa safarkiisi ugu horreeyay tan iyo markii xilkaas...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyey Baydhabo

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee dowlad...

Madaxweyne Deni oo lagu soo dhaweeyay Garoowe

0
Garoowe- Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminaya ayaa loogu soo dhoweeyay maanta magaalada Garoowe. Madaxweynaha ayaa ka hadlay guud ahaan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay danjiraha Sacuudi Carabiya ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Sacuudi Arabiya Amb. Ahmed Bin...