Wararka Gudaha

Guddiga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka oo iska dhex doortay Guddoomiye iyo Ku-Xigeenkiisa

0
Guddiga Golaha Mihnadlaaysha Caafimaadka Qaranka (NHPC) ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Wasaaradda Cafimaadka ee Dolwadda Federaka Soomaaliya, ujeedada kulanka ayaa ahayd in Guddigu...

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

0
Waxaa goor dhaw Magaalada dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug siweyn loogu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo maalmahii  la soo dhaafay...

Madaxweynaha Tunuusiya oo shaqada ka cayriyey 57 Garsoore

0
Madaxweynaha dalka Tunuusiya ayaa shaqada ka cayriyey 57 Garsoore isagoo ku eedeeyay musuqmaasuq iyo inay gabaad u ahaayeen kooxa argagixisada waa sida uu hadalka...

Xisbiga haya talada Kuuriyada Koonfureed oo ku guuleystay inta badan kuraasta doorashadii deegaanka

0
Xisbiga talada haya ee Kuuriyada Koonfureed ayaa ku guuleystay inta badan kuraasta doorashadii deegaanka ee ka dhacday Dalka,kuraasta uu ku guulaystay ayaa waxa ka...

Soo dhoweynta booqashada Madaxweynaha JFS oo laga dareemaya Dhuusamareeb

0
Qabanqaabada soo dhaweynta Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku wajahan Galmudug ayaa laga dareemayaa magaalada Dhuusamareeb. Amniga...

Danjiraha Soomaaliya u jooga Sacuudiga oo booqday Jaamacadda Islaamiga ee Madiina Al Munawara

0
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudi Carabiya, Saalim Macoow Xaaji oo uu weheliyo qunsulka guud ee Soomaaliya u jooga magaalada Jiddah ayaa booqasho...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka koofur galbeed u diray farriin ku aaddan dib u...

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad soo dhoweyn ah oo loogu sameeyey Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa bogaadiyay doorka ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu wado inuu booqdo Dhuusamareeb

0
Wafdi horudhac u ah booqashada uu madaxweynaha JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ku tagayo Galmudug ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdigaan oo uu hoggaaminayay Madaxweyne kuxigeenka...

Taliyaha ciidanka xoogga oo kormeeray xeryaha ciidanka xoogga ee deegaannada hoos taga gobolka Baay

0
Baydhabo- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye guuto Odowa Yuusuf Raage  iyo Saraakiil kale ayaa maanta safar howlo shaqo ah ku tagay Deegganka Goofgaduud...

Ergeyga gaarka ah ee arrimaha Gurmadka Abaaraha oo la kulmay Safiirka dowladda Mareykanka ee...

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Mareykanka ee Soomaliya...