Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha ayaa u kuur galay xaaladda dad kusoo...
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha ayaa u kuur galay xaaladda dad kusoo barakay magaalada Muqdisho, balse hadda wajahaya xaalad nafaqo darro ah.
Nafaqo...
Kanada oo laga helay kiisas cusub oo busbus Daayeerada ah
Xanuunkan ayaa la xaqiijiyey in uu ka dilacay dalalka Kanada, Faransiiska iyo Mareykanka, saraakiil caafimaad ayaa sheegay in Xanuunkan uu isu beddelo cudur faafo...
Ciidamada xoogga dalka oo baacsanaya firxadka maleeshiyada Al-Shabaab
Ciidamada kumaandooska Danab gaar ahaan hurinta gaadiidka Gaashaaman ayaa howlgalo lagu xaqiijinayo amniga ka sameeyay deegaanada Maracadde, Galka Salimo iyo tuulooyin kale oo dhammaan...
Duqeyn ka dhacday gobolka Jubadda hoose oo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab.
Duqeyn ka dhacday gobolka Jubadda hoose ayaa lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab.
3-Juun 2022 dowladda Soomaaliya iyo Taliska Mareykanka ee Afrika oo iska kaashanaya...
Ciidanka Danab oo gobolka Jubbada Hoose ku dilay horjooge iyo maleeshiyaad kale
Ciidamada ururka 5aad ee guutada16 ee kumaandooska danab ayaa howlgal qorsheeysan oo ay ka sameeyay deegaanka yaaqxaluul ee gobolka jubbada hoose ku dilay horjoogihii...
Wasiiru-dowlaha amniga oo kormeeray xarunta dhaqan celinta maleeshiyaadka ee Galmudug
Wasiiru-dowlaha amniga Qaranka Amb. Farxaan Cali Axmed oo safar shaqo ku jooga Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta dhaqancelinta Galmudug (DRP)...
R/Wasaare Rooble oo saaka booqday xeebta Liido
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno kale oo la socday ayaa saaka booqday deegaanka xeebta Liido oo ah goob ay u...
Biden oo soo jeediyay in la meel mariyo sharci lagu xakameynayo hubka
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku baaqay sharci-dajiyayaasha dalkaasi inay soo saaraan sharci lagu xakameynayo rabshadaha ka dhasha hubka , toddobaad kaddib markii 19...
MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO XAFLAD SOO DHAWEYN AH LOOGU SAMEEYAY DHUUSAMAREEB
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad soo dhaweyn ah oo ay ku maamuuseen madaxda iyo bulshada Galmudug...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeybgalay Xuska Maalinta Qaran ee Talyaaniga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa...










