Wararka Gudaha

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xoriyadda Saxaafadda

0
Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah maalin loogu talagalay in...

Ray”iisul Wasaaraha XFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Fidrig

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga. “Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka...

Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Ciidul Fidriga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan...

Ra’iisul wasaaraha dalka oo la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Saree e BJFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu ku bogaadiyay dib...

Guddoomiyaha Aqalka Hoose oo la kulmay dhiggiisa Aqalka sare

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur(Madoobe) ayaa maanta hoygiisa ku soo dhoweeyey Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare mudane...

Wasaaradda Arimaha dibadda oo Warsaxaafadeed ka soo saartay Safiirkii hore ee Safaaradda Talyaaniga.

0
War saxaafadeed (faafin degdeg ah). Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay qoraal rasmi ah u dirtay Wasaaradda Arrimaha...

Madaxweyne Farmaajo oo Dhambaal Hambalyo ah u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray...

Xuska 1-da May ee maalinta Shaqaalaha Dunida

0
Madaxda iyo shucuuubta dalalka dunida ee ku bahoobay ama ku mideysan hey’adda Qaramada Midoobay ayaa maantta u dabbaaldegay munaasabadda 1-da May oo ku beegan xuska sanadguurada...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku bur buriyay fariisimo Al-Shabaab

0
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee  Kumaandooska xoogga dalka ee DANAB, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay dhulka howdka...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo shir guddoomiyay kullan looga hadlayay adkeynta amniga dalka

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta Xarunta Akadeemiyada Ciidanka Booliska ee Janaraal Kaahiye, shir kula qaatay saraakhiisa sarsare ee...