Wararka Gudaha

Qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka Sh.hoose oo tababar loo soo xiray

0
Tabarkaan ayaa ku saabsanaa maamul wanaaga, baahinta adeegyada dowladda iyo ka hortaga qaraha cadowga ee Al shabaab ayaa maanta waxaa loo soo xiray Qaar...

Guddoonka Labada Aqal oo guddi u xil saaray daba- galka & xaqiiqa raadinta xisaab...

0
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga daba- galka & xaqiiqa raadinta xisaab xirkii 4tii sano ee u dambeysay. 2018, 2019,...

Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno ka tirsan Kumaandooska Danab oo Tababar loo soo Xiray

0
Ku-xigeenka Madaxa Hoggaanka Tababarka & Wacyigalinta CXDS, ayaa maanta tababar usoo xiray Saraakiil iyo saraakiil xiggeeno ka tirsan Guutada 16aad ee Kumaandooska Danab. Gaashaanle sare...

Wasiirka Xanaannada Xoolaha Puntland oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro...

0
Wasiirka Xanaannada Xoolaha ee dowlad Goboleedka Puntland ahna xubin ka mid ah guddiga gurmadka abaaraha Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa sheegay in shirkii golaha Wasiirada...

Madaxweynaha Puntland oo guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Dib-u-eegista mashruuca JPLG ee degmooyinka...

Wasiirka waxbarashada Soomaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Shir caalami ah kaga qayb galay...

0
wasiirka Waxbarashadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka Faransiiska magaalo madaxdiisa paris kaga qayb galay shirka Caalamiga ee isbedel horumarinta waxbarshada caalamka. Shirkan oo...

Agaasimaha Guud Wasaaradda Gadiidka oo kulan la qaatay Gudiga iskaashatada Bajaajlayda Gobolka Banaadir

0
Agaaimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Ali Ga’al Gabow ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatey Gudiga Iskaashatada Bajaajleyda ee Gobolka Banaadir Kulankan...

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qeybgalay Munaasabad ay soo qaban qaabiyeen Aqoonyahanno wax ku...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaMudane Xamse Cabdi Barre ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ballaaran oo ay soo abaabuleen aqoonyahanno wax ku soo bartay dalka...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGA WARBIXIYEY XAALADDIISA CAAFIMAAD

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa u jeediyey shacabka...

Wasiirka xanaanada xoolaha ee XFS oo magaalada Riyadh kulan kula yeeshay dhiggiisa Boqortooyada Sucuudi...

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin (Somali), ayaa la kulmay dhigiisa Boqortooyada Sucuudi Carabiya Eng....