Ra’iisul wasaare Xamse oo xilka si rasmi ah ula wareegay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Barre oo 25kii Bishan ay ansixiyeen Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilka...
Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta akhrinta labaad mariyay miisaaniyadda Qaranka ee...
Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan guud oo wadajir ah ayaa dood adag geliyay miisaaniyada Qaranka ee 2022.
Ajandaha kulanka...
Ra’iisul wasaaraha XFS iyo Ra’iisul wasaaraha xilka Wareejinaya oo booqday Dhismaha Golaha Xukuummadda oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Ra’iisul Wasaaraha xilka wareejinaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehlinayaan wufuud kala duwan...
Mareykanka: meydadka 46-ruux oo laga helay gaari xamuul ah
Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn
Ugu yaraan 46 qof ayaa meydadkooda laga helay gaari xamuul ah oo looga tagay duleedka magaalada San Antonio ee gobolka Texas.
Sarkaal u hadlay dabdamiska...
Wasiirka Qorshaynta oo uu wehliyo Agaasimaha guud ee wasaaradda qorshaynta ayaa kulan la qaatay...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Asad Yusuf Qanyare ayaa kullan la qaatay Wakiilka UNICEF...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay qaar ka mid ah guddoomiyayaasha Baarlamaannada.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo uu weheliyo guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka BJFS mudane...
Madaxtooyadda Soomaliya oo war kasoo saartay xaaladda Caafimaad ee madaxweynaha
Shir jaraa’id oo uu goor dhowed qabtay Afhayeenka Madaxtooyadda Soomaliya mudane Cabdikariin Cali Kaar ayuu faahfaahin kaga bixiyey xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka XFS oo soo dhaweeyay wafdi ka socday xafiiska...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Agaasimayasha waaxaha Wasaaradda ayaa soo dhaweeyay wafdi ka scoday xafsiika WHO ee...
Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo daah furay shirka isku xirka Mashaariicda Caafimaadka
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u daah furay shirka isku xirka mashaariicda Caafimaadka deegaanada Galmudug, oo ay magaaladda...
Dowladda oo deeq gaarsiisay Degmada Xudur ee Gobolka Bakool
Wasiirka Wasaardda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo ay wehliyaan labada Agaasime Guud ee Wasaaradahaas ayaa maanta gargaar...










