Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo hamblayo udiray dowladda & Shacabka Jabuuti June 27, 2022

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekha Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan xuska 45 aad ee 27-ka Juun oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UGU HAMBALYEEYAY DOWLADDA IYO SHACABKA JABUUTI MUNAASABADDA XORNIMADA DALKAAS

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u diray walaalkiis Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle dhambaal hambalyo ah oo ku...

Wariyeyaal ku dhaawacmay Qarax Miino oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

0
Khaalid Maxamuud Cusmaan (Ilkacase) oo ah agaasimaha Idaacadda maamulka HirShabeelle ee Gobolka Hiiraan iyo Weriye Cabdikariin Shabeelow oo ka mid shaqaalaha Telefishinka HirShabeelle ayaa...

Jabuuti oo u dabbaal dageysa Xuska 27-ka June ee maalinta Xorriyadda

0
Dadka reer Jabuuti waxa ay ka mid yihiin shucuubta Soomaalida ee nasiibka u helay in ay ku noolaadaan geeska Afrika,gaar ahaan deegaanada Soomaalida ee...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo Ubax dhigay Taalada Dhagaxtuur.

0
Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka qeyb galay munaabadda Ubax dhiga xuska 26-ka Juun oo ka dhacday Taalada Dhagaxtuur...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir (Cumar Filish) yaa ka qeyb galay munaabada Ubax dhiga xuska 26-ka...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay munaabada Ubax dhiga xuska 26-ka Juun oo...

Xuska maalinta xoriyadda ee Gobolada Woqooyi (26-ka june)

0
26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed leh,  waxayna qiimahaasi ku...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo hambalyo ku aadan 26-ka juun u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliye Mudane Xamse Cabdi Barre  oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 62 guuradii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda...

Guddoomiye Aadan Madoobe” 26-ka Juun, waxay shacabka Soomaaliyeed u tahay maalin weyn,”

0
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay ka qeyb galay munaasabadda xuska 26‐ ka Juun, oo...

Fariinta madaxweyne Xasan Sheikh ee Xuska todobaadka Xorriyadda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan Xuska Todobaadka Xorriyadda.