Guddoomiyaha Gollaha Shacabka oo kullan la qaatay dhigiisa Jaamacadda Carabta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS mudane Adan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta mudane Abdel bin Abdulrahman Al-Assumi.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay Ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Fiona...
SAFARADA TURKIGA EE MUQDISHO AYAA LAGU XUSAYAA AFGAMBIGII DHICISOWBAY EE KA DHACAY DALKA TURKEY.
Safaaradda turkigu ku leeyahay Soomaaliya ayaa maanta si weyn looga xusayaa maalintii uu dhicisoobay Afganbigii lala damacsanaa dowladda wadanka Turkiga ee uu hogaamiyo Madaxweyne...
Duqa Muqdisho oo kormeeray goobo ay ka socdaan howlo dayactir ah
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah Waddooyinka Caasimadda oo ay ka socdaan howla...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka oo ka tacsiyeeysay geerida Amb: Nuur Sheikh Hamid
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtey qoyska, qaraabada,bahda wasaaradda arrimaha...
Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho rasmi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalmood ah ku tagay dalka aan dariska nahay ee...
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha abaaraha oo kulan muhiim ah...
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka u qaabilsan arrimaha bini-aadanimada iyo gurmadka abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa magaalada Garowe uga qeyb galay...
Galmudug oo qaaday tallaabo looga hortagayo xaalufinta dhirta
Wasaradda deegaanka, isbadalka Cimilada iyo horumarinta reer miyiga dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ku baaqday in la joojiyo dabar-goynta aan kala joogsiga laheyn ee laga...
Ciidamada Israa’iil oo duqeeyay marinka Gaza
Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeymo ka geeystay subaxnimadii hore ee saakay qeybo kamid ah maga marinka Qaza, kadib markii ay shegeen inay ogaadeen in...
Soomaaliya oo xoojineysa xiriirka ay la leedahay dalalka Afrika iyo caalamka intiisa kale
Sii hayaha wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ahna Wasiiru dawlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Balal Maxamed Cusmaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Lusaka ee...










