Maamulka Jubbaland oo tallaabo adag ka qaadaya dadka xaalufiya dhirta
Maamul goboleedka jubbaland ayaa mamnuucay jarista iyo xaalufinta dhirta iyo shidida dhuxusha, kaas oo deegaanka khatar weyn ku ah.
Guddoomiyaha magaalada Kismaayo oo gaaray deegaano...
Ruushka iyo Ukraine oo maanta saxiixaya heshiis ku saabsan dhoofinta Qamadiga
Ruushka iyo Ukraine ayaa maanta saxiixi doonaan heshiis dib lagu furayo dekedaha badda madow ee kulaala Ukraine, si looga dhoofiyo badeecadaha miraha haruurka ,...
Wasaradda haweenka Galmudug oo Dhuusamareeb ku qabtay tababar aqoon kororsi ah
Maamulka Wasaradda haweenka iyo xuquuqul aadanaha ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qabtay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan sidii haweenku...
Maamulka Dhuusamareeb iyo dadweyne kale oo ka qeyb galay dayactirka waddooyin muhiim ah
Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka qayb galey olole bulshadu hormuud ka tahay oo jaay lagu saarayo mid kamid ah wadooyinka hal-bowlaha u...
Bangiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya ugu deeqay 5.4 milyan oo Doollar
Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) , ayaa oggolaaday deeq lacageed oo dhan 5.4 milyan oo Doollarka Maraykanka ah, si loogu taageero sugnaanta cuntada degdegga ah...
Maxkamadda Cadaado oo xukuntay dhallinyaro lagu soo qabtay 17-kartoon oo khamro ah
Maxkamadda Degmada Cadaado ayaa xukun min hal sano oo xarig ah ku ridday laba dhallinyaro ah ,kadib markii laba cisho ka hor lagu qabtay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo ujeedkiisu ahaa Amniga Caasimadda...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo amray hey’adaha Amniga iyo kuwa gargaarku si deg deg ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa amray hey’adaha kala duwan ee amniga iyo gargaarka inay si deg deg ah...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBABAXAY DALKA TANSAANIYA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-geli doona Shirka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) kaasi oo ka...
Ciidanka Xoogga ayaa dilay 40 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa qasaarihii ugu badnaa gaarsiiyey Argagixisadda ah ee Al-shabaab ka dib weerar Fashilmay ay kooxda Argagixisadda ah isku dayday in...










