Ciidamada Amniga oo bilaabay howlgallo looga hortegayo dhagarta Nabaddiidka Al-Shabaab
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Saraakiisha iyo ciidamada amniga ee caasimadda Muqdisho ayaa bilaabay howlgallo looga hortegayo dhagarta Nabaddiidka Al-Shabaab, waxaana saacadihii lasoo dhaafay suuqyada Muqdisho oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Magacaabay Wasiiro
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaacabay wasiiro iyo ku xigeeno iyadoo la isku badalay Wasaaradaha qaar si loo dardar...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo oo kula la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulammo iyo wadatashi la sameynaya qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa Caawa kulmay ganacsatada...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Haweenka Soomaaliyeed, ayaa kala hadlay xoojinta doorka...
Warbixin: Safarrada Xoojinta Xiriirka Caalamka ee Soomaali Heshiis la ah Dunida
May 15, 2022 ayey aheyd markii uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kusoo baxay doorasho loollankeedu uu aad u adkaa oo ka dhacday Teendhada Afsiyoone...
Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gurmadka abaaraha oo kulan la qaatay madaxa kooxda agaasimayaasha...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay madaxa Kooxda...
Caalamka ayaa si isku mid ah cambaareeyeyxukun dil ah oo ay dowladda Militariga Myanmar...
Dowladdaha Yurub iyo Aasiya, oo ay ku jiraan Mareykanka iyo UK, ayaa si adag u cambaareeyay xukun dil ah oo taliska militariga Myanmar ku...
Ra’iisulwasaare Xamsa oo soo bandhigay waxyaabaha ay mihiimadda siineyso xukuumaddiisa
Ra’iisulwasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamze Cabdi Barre ayaa sheegay inay xukuumaddiisu xoogga saari doonto waxyaabaha sida dhabta ah u taabanaya muwaaddinka Soomaaliyeed.
Mudane Xamza...
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Ururka...
Ciidamada Puntland oo gacta mariyay goobo ay ku dhuumaalaysanyeen Argagixisada
Ciidamada kala duwan ee dowlad goboleedka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgallo qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Gobolka Bari halkaas oo ay ku dhuumaalaystaan...










