howlgal ey si wadajr ah u sameyen ciidanka xoogga dalka iyo kuwa nabad sugida
Howlgal ay Wadajir u fulinayaan Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sirdoonka Qaranka NISA, Ciidammada deegaanka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa ka socda nawaaxiga deegaanka Xawaadleey...
Soomaaliya iyo Imaaraat-ka oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood
La taliyaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha ee arrimaha Carabta iyo Islaamka, Cumar Carab Ibraahim ayaa xarunta Safaaradda Imaaraat-ka ee Muqdisho kula kulmay Danjiraha Dowladda Imaaraat-ka...
ciidanka booliiska oo soo qabtay laba burcad oo bulshada dhib ku haayey
Taliska Boliiska Degmada Xamar weyne ayaa howlgal ku qabtay labadaan Maleyshiyo oo talisku sheegay in ay dhacayeen Shacabka degmadaas.
Labada nin ayaa ku hubeysnaa qori...
ATMIS oo CXD ugu hambalyeeysay xoreynta magaalooyinka Ceeldheer,Galcad iyo Xarardheere ee Galmudug
Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka KMG Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) Danjire Maxamed Al-Amiin Souef...
Khawaariijtu waxay dagaal la gashay cidkasta oo damiir leh
Kooxda khawaariinta arxanka daran waxay ku marmarsiyoon jireen keliya in ay dilaan dadka ku nool gobollada iyo degmooyinka dowladdu ka taliso, balse taas waa...
MADAXWEYNE HASAN SHEIKH OO UU WHLIYO GUDOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KULAN MIRO DHAL AH...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa kulan...
Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo Maalintii labaad Baydhaba ka socda
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa Maalintii labaad ka soconaya shirka dib u heshiisiinta oo u dhexeeyey madaxda Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed iyo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhoweeyay dhiggiisa Yemen “SAWIRRO “
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta Caasimadda Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Jaaliyadaha ee dalka...
YAA GANACSI AHAAN U KEENA SEEFTA IYO MINDIYAHA BOODDA?
Waxaa dalka la keenaa sifo ganacsi ahaan waxyaabo ay ka mid yihiin Seefo iyo Mindiyo oo noocoodu yahay kuwa booda, waxaa mindiyahaasi qatarta ah...
SADDEX LUGOODLEEY DHIBKEEDA IYO DHEEFTEEDA KEE BAA BADAN?
Gaadiidka loo yaqaano bajaajta ayaa dhowr sanadood ka hor ku soo aad ugu soo batay dariiqyada
Magaalooyinka waaweyn ee Somaaliya wuxuuna kaalin ka galay gaadiidka...










