Ciidamada Danab oo cagta mariyay fariisimo argagixsada ay ku laaayeen gobolka Sh/hoose
Ciidamada Kumaandooska Danab gaar ahaan ururka 4-aad, guutada 16-aad, ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaanka Tooratoorow ee gobolka Sabeellaa hoose.
Degaankan ayay argagixisadu ku lahaayeen...
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Kumeel gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland iyo Madaxda Ururada Siyaasadda Puntland.
Kulanka...
Taliyaha Hay’adda NISA oo ka tacsiyeeyay geerida Generaal Darwiish
Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka...
Wasiirka Beeraha XFS oo Costa Rica uga qayb galay Shirka Qaaradaha Afrika-Latin Amerika ee...
Wasiirka Wasaarada Beeraha & Waraabka JFS Mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa dalka Costa Rica uga qayb galay shirka iskaashiga Wasiirada Beeraha Africa iyo Latin...
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa ATMIS qeybtooda Baraawe oo hawlgallo ka dhan ah Alshabaab...
Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan ururka 25-aad, guutada 6-aad ee qeybta 60-aad iyo kuwa ATMIS qeybtooda Baraawe oo iskaashanaya ayaa howlgallo qorsheysan oo ka...
Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka oo booqday dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Marka
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshir (Abshirow) oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa maanta booqday qaar...
Wasiir Wasaaradda Kaluumeysiga XFS oo maanta si rasmi ah u furay shirka wadamada ku...
Wasiir Wasaaradda Kaluumeysiga XFS Mudane Abdulahi Bidhan Warsame ayaa manta si rasmi ah u furay shirka wadamada ku midoobay Urur goboleedka IGAD kaas oo...
Baanka adduunka ayaa Soomaliya ugu deeqay $100 milyan oo Dollar.
Baanka Adduunka ayaa Soomaliya ugu deeqay $100 Miyan oo Dollar taas oo ah kabka Miisaaniyadda wasiirka wasaaradda Maaliyadda XFS oo heshiiskan saxeexay ayaa Baanka...
Ciidanka Xoogga oo howlgallo nabad sugid ah ka wada Baay
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugaan gobolka Baay ayaa howlgallo lagu baacsanaayo kooxda Al-shabaab, waxa ay ka wadaan degmooyin ka tirsan gobolada Bay.
Saraakiisha Koonfur...
Ciidanka Xoogga oo howlgallo nabad sugid ah ka wada Baay
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugaan gobolka Baay ayaa howlgallo lagu baacsanaayo kooxda Al-shabaab, waxa ay ka wadaan degmooyin ka tirsan gobolada Bay.
Saraakiisha Koonfur...










