Wararka Gudaha

5 sano guuradii 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe oo laga xusay dalka

0
Waxaa nasiib darraa in muddo shan sano ah kadib oo ay ka soo wareegatay qaraxii Soobbe ee galaaftay nolosha in in ka badan kun...

qaabkee looga faa’iideysan karaa kacdoonka shacab ee looga soo horjeedo kooxda al shabaab?

0
Culimaa’udiinta Soomaaliyeed ayaa si qoto dheer uga hadlay mudnaanta la siinayo in dalka laga xoreeyo argagixisada Al-shabaab oo gumaad joogta ah ku haya shacabka...

Dowladda Jarmalka oo balan qaaday in ay ka qeyb qaadaneyso gurmadka abaaraha dalka.

0
Ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan mira-dhal ah la qaatay Madaxda Horumarinta Afrika u...

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo u dhoofay Ethiopia, si uu dhiirri-gellin ugu sameeyaan...

0
xulka qarankeenna ee 17 jirrada ah oo berri ciyaa kama danbays ah la leh xulka South Sudan Wafdiga wasiirka waxaa ka mid ahaa Qaar kamid...

Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka oo digniin adag oo la xiriirta lamacaamiilka Khawaarijta Shabaab u...

0
Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin adag oo laxiriirta lamacaamiilka Khawaarijta Shabaab udirtay nootaayooyinka magaaladda muqdisho. Halkaan hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka   

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha oo kulamo la yeeshay...

0
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Shirka Golaha Wasiirrada Oo Looga Hadlay Amniga Iyo Abaaraha

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi  Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta  gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia. Ra’iisul Wasaaraha...

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey Addis Ababa

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi  Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta  gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia. Ra’iisul Wasaaraha...

Shirka Golaha Wasiirrada Oo Looga Hadlay Amniga Iyo Abaaraha

0
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiiradda oo warbixinno la xiriira...

Wasiir Dowlaha Caafimaadka XFS oo Kulan la qaadatay Wafdi ka socday Xafiiska Soomaaliya ee...

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka ahna Ku-Simaha Wasiirka HE. Dr..Maryama Mohamed Hussein ayaa maanta Kulan laqaadatay Wafdi heer sara ah oo kasocday Xafiiska Soomaaliya ee...