Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah u diray dhigiisa dalka Turkiga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan iyo Xukuumadda dalkaas u diray dhambaal tacsi ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Guusha ay gaareen Xulka Kubadda Cagta

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyey xulka da’ yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta guusha taariikhiga ay u soo hoyeen...

Guddoomiye Cali Jeyte iyo mas’uuliyiin kale oo kormeeray furimaha dagaalka

0
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo aay wehliyaan Xildhibaan Cabdullaahi Sanbaloolshe, Saraakiil ciidan Siyaasiyiin iyo Odayaasha dhaqanka ayaa booqday furimaha dagaalka ee ku...

Ciidamo ka qeyb noqonaya kacdoonka ka dhanka ah nabad-diidka oo ka baxay Muqdisho

0
Waxaa goor dhow garoonka Aaddan Cadde ka amba-baxay diyaarado sida ciidamo iyo gawaari dagaal oo qeyb ka noqonaya kacdoonka , kuwaas oo kusii jeeda...

Ciidanka DF oo argagixisada kala wareegay deegaanka istaraatijiga ah ee Xawaadley

0
Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa argagixisada Al-shabaab kala wareegay deegaanka istaraatijiga ah ee Xawaadley, iyaga oo ku dilay  in ka badan 30 ka tirsan Argagixisada...

Ra’iisul Wasaare Terrace oo cadaadis kala kulmeysa Golaha Muslimiinta Britain

0
Golaha Muslimiinta Britain oo ka mid ah Ururada Muslimiinta ee ugu waaweyn dalka Britain, ayaa bilaabay hindise ay ku cadaadinayaan Ra’iisul Wasaare Liz Terrace,...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galaya shirka TanaForum

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa dalka Itoobiya kaga qeyb galaya shirka TanaForum, kaas oo inta uu socdo diirada lagu...

Wasaaradda ganacsiga XFS oo ganacsatada uga digtay in ay la macaamilaan argagixisada

0
Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa iyadoo fulineysa amarka dowladda ee ku aadan la dagaalanka argagixisada ee dhanka dhaqaalaha ku amartay dhammaan...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo ka qeyb galay fadhiga guud ee Baarlamaanka Adduunka

0
Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka qayb galay fadhiga guud ee Baarlamaanka Adduunka. Kulankan oo ahaa kii 145-aad ee Baarlamaanka...

Wasiirka maaliyadda oo la kulmay madax ka tirsan Mareynkanka.

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi Maxamuud Nuur ayaa shir muhiim ah la qaatay masuuliyiinta sare ee maaliyadda dalka Mareykanka, Sida Kaaliyaha Xoghaye ku-xigeenka...