Wararka Gudaha

Qadar oo safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya

0
Amiirka dalka Qadar Mudane Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa Dr. Abdullah Salem Nasser Al Holi Al Nuaimi u magacaabay, Safiirka cusub ee Soomaaliya,...

Madaxweynaha Puntland oo daah furay Shirka Horrumarinta Beeraha

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoowe ka furay Shirka horumarinta Beeraha Puntland oo maanta lagu beegay Maalinta cuntada Adduunka. Shirka Horumarinta Beeraha Puntland waxaa...

Xildhibaan Maalik Cabdalla iyo Saraakiil Ciidan oo gaaray deegaanka Qoryaale ee duleedka magaalada Jalalaqsi

0
Xilli ay howlgallo lagu baacsanayo Argagixisada ka socda deegaannada iyo degmooyinka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa dhiirigelin iyo garab istaag Ciidamada Xoogga iyo dadka deegaanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dib u noqosho ma jirto, waa inaynu soo afjarnaa halista kooxda...

0
Soomaaliya waxay dagaal kula jirtaa koox argagixiso caalami ah oo arxan daran, akhlaaq daran oo aan la aqbali karin inay dalkeena iyo dadkeena ku...

Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Federaalka iyo DG oo shir u furmay

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta furay shir labo maalin soconaya oo u dhaxeeya Wasiirrada...

Cuno gargaar oo la gaarsiiyay dad danyar ah oo ku nool Buuhoodle

0
Ha’yadda wadaniga ah ee Tadamun oo fulinaysa wajiga labaad ee mashruuca gurmadka degdega ah ee lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen ayaa...

Guddiga Qaran ee shaqaalaha rayidka dowladda oo maanta tababar muhiim ah furay.

0
Tababarkaan oo ay ka soo wada wada qeyb-galeen guddoomiyeyaasha guddiyada shaqaalaha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir, agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dowladda federaalka Soomaaliya iyo...

Ciidamo uu hoggaaminayo Xildhibaan Xaadoole oo argagixisada kala wareegay deegaano cusub

0
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta si buuxda kooxd Argagixisada kala wareegay degaanno hoos-yimaada degmada Balcad ee gobalka Shabeellaha dhexe,...

Ciidamada iyo dadka deegaanka gobolka Hiiraan oo lagu bogaadiyay ciribtirka argagixisada

0
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa kulan la qaatay saraakiisha ciidanka guutada 15-aad ee Xoogga dalka Soomaaliya,...

Siyaasiyiinta & Bulshada Koonfur Galbeed oo isku raacay dagaal ka dhan ah argagixisada

0
Wasiirada, xilhibaanada, siyaasiyiinta iyo Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed oo shirweyne ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka wada hadlay kaalintooda...