LAFTAGAREEN OO XARUNTA MADAXTOOYADA KU QAABILAY WAKIILKA HAY,ADDA FCA EE SOOMAALIYA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo waxa...
Madaxweynaha Turkiga oo booqasho ku maraya dalal ka tirsan Afrika
Turkiga oo xoojinaya xiriirka uu lee yahay waddamada Afrika, ayaa maanta oo Axad ah waxaa dalka Angola tegaya wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne Recep Tayyip...
Wasiiradda Arrimaha Dibedda dalalka Iran iyo Shiinaha oo ka wada hadlay heshiiska Nuclearka Iran
Wasiirka arrimaha dibedda Iran Hossein Amirabdollahian ayaa wada hadal la yeeshay dhiggiisa Shiinaha Wang Yi wada hadalka ayaa ku saabsan heshiiska nukliyeerka Iran oo...
Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada Xoogga dalka
Mohamed Kuulow Ali, oo ka tirsanaa horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Ururka 260-aad, Guutada 9-aad, Qeybta 60aad ee Ciidamada Xoogga dalka.
Horjooge Maxamed Kuulow...
Maxkamadda ciidamaada qalabka sida oo xukuntay eedeysanayaal dhac u geysatay Xarun ganacsi
Faarax Cabdullaahi Calasow “Faaraxey” iyo Maxamed Abshir Maxamed “Camey” ayaa markii ugu horraysay ka soo Muuqday Camerada Carwa Kaah Electronic oo ku taal degmada...
Ra’iisul Wasaaraha oo kulan casho ah ku maamuusay Ergada Soomaaliya ku matalayay Kiiska Badda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u qabtay Ergadii Soomaaliya ee Kiiskii difaaca Baddeenna oo uu...
Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay magaalada Beled weyne
Beledweyne- Uga yaraan laba ruux oo midi uu yahay gudoomiyihii degmada Feer-feer ee gobalka Hiiraan iyo gabar askariyad ayaa ku geeriyooday halka seddex kalena...
Madaxweyne Farmaajo oo madaxtooyada ku qaabilay carruurta Eng Maxamed Cumar Saalixi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah ubadka Marxuum Maxamed Cumar Saalixi oo laf...
Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo fasaxday shaqaalaha
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha kala duwan ee...
Ra’iisul wasaaraha Suudaan oo sheegay in uu ku howlanyahay qorshe dalkiisa looga saarayo dhibaatada...
Ra’iisul wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Xamadook ayaa Jimcihii shalay shaaca ka qaaday in uu damacsanyahay meel marinta qorshe cusub oo lagu soo afjarayo khilaafka...